|
Wararka Maanta: Cabdullahi
Yusuf oo sheegay inuusan Raali ka ahayn Somaliya oo dagaal dambe
ka dhaco, ...& ... Diyaargaroow dagaal ayaa ka socda Koonfurta
Somaliya [GUJI]
[MOL 28 Jun, 2003]
|
Wararka
Maanta:Koox isugu jirta Suxufiyiin, Qorayaal iyo abwaano oo
uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka warfaafinta oo Jabuuti u dhoofay,
... & .. Somali Justice Advocacy Center: Press release
[GUJI] [MOL
23 Jun, 2003]
|
Aragtida Maanta:[MOL
23 Jun, 2003]
Cambaareynta Prof.Samater ma xalbaa ..
Horumarka DGPL Soomali raali ma ka tahay ..
dadkii magaca reebay Muxamed baa u mudan ..
<Halkaan Guji>
|
Wararkii Maanta:Iskahorimaad
dad ku dhaawacmeen magaalada L/Caanood, ....
Dadka Muqdishu oo wali hadal haya qaraxii shalay ka dhacay Villa
Somaliya, & ...Gobolka Sool oo looga cabsi qabo inay yimaadaan
ciidamo ka socda Somaliland. [GUJI]
[MOL 22 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta [MOL
21 Jun, 2003]
Shirka Somalida ee mbagaati oo wali xayiran
Maxaa kala haysta Gen. Morgan iyo xulufada ..
Wararkii RadioGalkacyo ee shalay
Gaari la gadoomay Wasiirka Hawlaha Guud ..
<[GUJI]>
|
Wararka Maanta:Mr. Kibligat
oo maanta sheegay in dib loo dhigay ku dhawaaqadii Dawladii cusbayd,
...Degmada Jariiban oo laga helay cudurka Daacuunka, Shirka
Mbagaati oo gobogobo ah,.... & Caawin wiil yar oo xanuunsan
[GUJI] [MOL
18 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta:Warshad
nacnaca sameysa oo laga hirgaliyay Bossaaso, ... & Dowladda
Hoose ee Magaalada Boosaaso oo lagu amaanay kaalinta ay qaadanayso
la dagaalanka Cudurka Daacuun Caloolaha [GUJI]
[MOL 17 Jun, 2003]
|
Aragtida Maanta:[MOL
17 Jun, 2003]
Cabdi-Qaasimoow La Kala Guur Gabalkii oo ..
Majaraha soomaali yuusuf garaad ma leexin ..
Suudi Mala Socon Karaa Siyaasadda Maanta??
<Halkaan Guji>
|
Wararka Maanta:Cabdalle
Derow oo feeray ku xigeenkiisa, jagadii Madaxweynenimadana kala
wareegay Cabdiqasim, .... & 5-Year Hunt Fails to Net Qaeda Suspect
in Africa [GUJI] [MOL
16 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta:Cudurka
Daacuunka oo wali ka jira Bossaaso, ...Shir xalay dhex maray Ganacsatada
iyo masuuliyiin Puntland ah, ... & Dilka Afduubayaasha oo la
baneeyay[GUJI] [MOL
15 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta:Shuban Calooleed
laga soo sheegay deegaano kale oo Puntland ah, ...Imitixaanadii
dugsiyada Sare oo maanta si rasmi ah uga bilowday magaalooyinka
waaweyn ah ee Puntland, ... & Degmada Carmo oo shalay Xaflad
Ballaaran lagu qabtay [GUJI]
[MOL 14 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta:Dagaal uu
ku dhintay nin ay walaalo yihiin Muuse Suudi ayaa shalay ka dhacay
xaafada Madiina, ... Magaalada Beladwyne oo ay kuu soo badanayaan
dadka Caruurta xada, ... & war saxaafadda loogu talagalay (Radio
Midnimo) [GUJI] [MOL
11 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta: Madaxweynaha
DGPL iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta ka dhoofay Garoowe, ...hogaamiyaha
Carta oo sheegay inay jiraan Ciidamo Itoobiyaan iyo kuwo shisheeye
oo dhaqdhaqaaq ka wada gudaha Somaliya, .... & Shir looga hadlayay
Cudurka Daacuun Caloolaha oo lagu qabtay Isbitaalka Guud. Radio
Midnimo [GUJI] [MOL
10 Jun, 2003]
|
Warar Maanta:Shir looga
hadlay sidii loo badbaadin lahaa beer Afar Qarni jirta, ....Madaxweyne
Ku xigeenka DGPL oo dalka dib ugu soo laabtay, ... & Safarkii
ugu horeeyay ayaa la filayaa inuu u baxo Darmaan (Radio Midnimo)[GUJI]
[MOL 09 Jun, 2003]
|
Wararka Maanta: Cismaan
Caato oo Maanta tegay Magaalada Kismaayo,....& .. Qaylodhaan
abaareed:degmada Caluula iyo beer 4 qarni jirtay oo dhibaato
soo wajahday degmada Baargaal, ... & .. Dhexdhexaadin laga dhex
wado Muuse Suudi iyo Maxamed Dheere [Radio Midnimo] [GUJI]
[MOL 08 Jun, 2003]
|
Radio Midnimo:Warar goos
goos ah oo Muhiim ah oo Muqdishu iyo Koonfurta Somalia ku
saabsan, ... & .. Siihayaha Maamulka DGPL iyo xubno kale ayaa
maanta booqday saldhigyada Booliska ee magaalada Bosaaso[GUJI]
[MOL 06 Jun, 2003]
|
Radio Galkaio:Madaxweynaha
DGPL, Gen. Cadde iyo qaar ka mida hogaanka SRRC oo garoonka ciyaaraha
degmada Galkacyo kala hadlay dadweynaha Gaalkacyo, ...& ...
Xuseen Caydiid oo ku sheegay shir laga abaabulay Muqdishu mid kaabaya
shirka Somalida ee ka socda Kenya iyo warar kale [Dhagayso]
[MOL 06 Jun, 2003]
|
Aragtida Maanta:[MOL
06 Jun, 2003]
Let the people be safe from 'the president' By:Dhidhi
Ciidamada Shisheeyuhu ma shar baa mase? W/Q:Aden
Dirie
Halkaan [GUJI]
|
Cilmigii
dadkii tagay la siiyey iyo tiknoolajiyada.:A/waxid
[MOL 06 Jun, 2003]
Radio
Midnimo:Shir looga hadlay khalkhalka sarifka lacagaha qalaad ,
... Shir looga hadlay Shuban biyoodka .. & ... Madaxweynaha DGPL
oo kulan kula yeeshay saraakiil Maraykan ah halka loo yaqaan Bali
Soofe. {GUJI] [MOL
05 Jun, 2003] |
Radio Midnimo: Kulan looga
hadlay qiima dhaca ku yimid Dollar-ka oo maanta lagu qabtay dhismaha
Furdada Bosaaso, .. & ..Shuban Biyood ka dilaacay Bosaaso. [GUJI][MOL
04 Jun, 2003]
|
Aragtida Maanta:[MOL
01 Jun, 2003]
Nabadaynta Puntland oo hal-geesoodka ah W/Q:(Dhollawaa)
Tuug intaadan Tuug oran buu tuug ku dhahaa W/Q:Toodhe
Halkaan [GUJI]
|
Radio
Midnimo:Kulan maanta ku Dhex maray Xarunta Madaxtooyada Guddiga
Hubkadhigista Soomaalida ee EGAD iyo Puntland [GUJI][MOL
01 Jun, 2003] |
>Wararkii Hore
|
|