Mudugonline.com keeping you Informed.    

Wararka Mudugonline

Geeri Jeneraal Gebiyow

Assiyaasa(Nayrobi 3 Jun 2003)-Jeneraal Aadan C/laahi Nuur Gebiyow ayaa xaley 9kii fiidnimo ku geeriyooday cusbitaal Nairobi ku yaal, isagoo beryahan ku jirey qolka xannanada dheeraadka ee cusbitaalka, hoggaamiyeyaasha Siyaasadda ee madasha shirka ee KCCT ayaa shir u fadhiya iyagoo ka wada hadlaya qaabkii loo sogootin lahaa.

maanta waxaa la diyaarinayaa waraaqaha caddeynaya geerida jananka iyo diyaaraddii lagu qaadi lahaa hadduu Alle idmo, beri waxaa loo qaadayaa magaalada Bu'aale oo lagu aasi doono berri galab, ayadoo dadka reer Bu'aale ay maanta diyaarinayaan qabrigii lagu aasi lahaa.

Hussein Ali Elmi
Cheif Editor of Assiyaasa
KCCT-Nairobi

Ilaahay naxariistii Janno ka waraabiyo Marxuumka.



Mudugonline.com
Contact: webmaster@mudugonline.com
Copyright © Mudug Online 2001
Mudugonline.com keeping you Informed.