Radio Midnimo, Monday,
june 23, 2003- Waxaa manta garoonka diyaaradaha bosaso ka
duulay wasiir ku xigeenka W/W iyo Isgaarsiinta Puntland
C/shakuut mire Adan iyo 7 xubnood oo kale oo ka midyihiin
maamulaha idaacada Midnimo maxamed siciid kaashawiito iyo
xubno kale oo isugu jira suxufiyiin iyo Abwaano , Xubnahan
ayaa waxaa martiqaad u fidiyay Ururka qorayaasha iyo Hal’abuurada
soomaaliyeed (pen International)isaga oo la kaashanaya machadka
luuqadaha ee jamhuurida jabuuti .
Sida uu idaacada Midnimo u sheegay c/qaadir wacays oo
ka mid ah xubniihii ka dhoofay garoonka diyaaradaha bossoso
ayaa waxaa ka soo qabgali doona dhamaan qorayaasha iyo
hal’abuurada soomaliyeed kuwaasoo kakala imaan doono caalamka
iyo dad ajaaniib ah oo khibrad u leh dhaqanka iyo suugaanta,
c/qaadir wacays waxaa uu intaa ku daray in kulankan looga
hadli doono sidii horumar iyo dhaqan nabadeed loogu heli
lahaa umadah ku dhaqan soomaaliya iyo geeska Africa, warku
intaas waxaa uu ku darayaa in kulankan uu bilaaban doono
26 bisha june, soona gagaboobi doono 4ta bisha july ee
inagu soo aadan
Radio Midnimo, Bosaaso.
Mudugonline.com
Somali Justice
Advocacy Center
Press release
Somali Justice Advocacy Center
1247 St.Anthony. St.paul. MN 55104
For Immediate Release
Somali Leaders Meet With United Nations Officials.
The Somali Justice Advocay center Annouces:
June 22nd 2003, Minneapolis, MN- Deleagtion of somali-American
Leaders from arounnd the United States to meet with President
of United Nations Security Council, Sergey Lavrov, and
Deputy Permanent Representative of Political Affairs,
Mr. Alexander Konuzln:
To Discuss Both the Ongoing Peace Conference in Kenya
and the International Human Rights Concerns of
Somali in the United States.
Delegates include:
Omar Jamal - Executive Director Somali Justice Advocacy
Center
Mr. Mohamed Egal- Minneapolis
Mr. Abdirahman Sugule--New York
Mr. AbdiBarre Ahmed---Minneapolis
Mr. Adan Isse---- Minneapolis
Mr. Ali Egal------ Minneapolis
PRESS CONFERENCE
When: Tuesday, June 24th,2003
4:00 P.M
Where: In Front of United Nations Building
136 E. 67th ST.
New York, Ney york
Press Contact:
omar Jamal
Tell-651-999-7524
shabeell@yahoo.com
|