Bosaaso,
[MOL] 05 November 2003- Waxaa maanta kor meer ku aaday
meelo ka mid ah gobolka Sool Isimo iyo cuqaal gobolkaasi
u dhashay si ay u dersaan xaalada abareed ee ka jirta
degaanaakaasi.
Isimadu
waxay sheegeen in marka ay helaan xogta dhabta ah ee abaaraha
ay soo badhigayaan qoraalo ay u dirayaan dadka ka soo
jeeda goboladaasi si ay kaalmo uga gaysataan dhibkaasi
jira.
Dhanka
kale waxaa shalay madasha shirka ka qaylo dhaan la xiriirta
arinta abaarta goboladaas ka jirta ka soo saaray hogaamiyaasha
siyaasada iyagoo sheegay in xaalada goboladaasi ka sii
darayso. Qaramada midoobay iyo hay'adaha deeqaha bixiya
ayaa dhawr jeer oo hore la gaarsiiyay baaq kaas la mida.
Weriye
c/risaaq Sheekhaduun
Mudugonline.com
Tuubadii
Biyaha Magaalada Gaalkacyo oo xalay la jaray
Gaalkacyo,
[MOL] 05 November 2003- Wararka saaka ka imaanaya magaalada
Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay dad aan wali la garanayn
cidda ay yihiin ay jareen tuubooyinkii biyaha. Waxaa jira
Tuhun ah in ay falkaas ka dambeeyaan dad guryahoodii laga
dumiyay ka dib markii la sheegay in si sharci daro guryahaas
loo dhistay ayna aad ugu dhawaayeen haanta biyaha taas
oo keeni kartay caafimaad xumo.
Dhibaatooyinka
noocaan ah oo in badan magaalada u ekeentay iska horimaad
iyo xasilooni la'aan ayaa asal ahaan waxaa masuul ka ah
maamulka gobolka, degmada iyo xafiiska duqa magaalada
oo aan waxba ka qaban arintaas markii hore ahna qeyb ka
mida dhibaatada marba hadday iyagu markii horeba bixiyeen
ogolaanshaha dhulkaas lagu dhistay.
Weriye
c/risaaq Sheekhaduun
Mudugonline.com
The Horn,
the Cold War, and New Documents from the Former East-bloc:
An Ethiopian View, by Ermias Abebe
Moscow, Mengistu, and the Horn: Difficult Choices for the
Kremlin, by Paul B. Henze
East Germany and the Horn Crisis: Documents on SED Afrikapolitik,
by Christian F. Ostermann
Russian and East German Documents on the Horn of Africa,
1977-1978
Click
here ....
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
The
Horn of Africa Conflict declassified (1977/78)
|