Xasan
Abshir oo waxba kama jiraan ka soo qaaday Magacaabida
Maxamed Cabdi Yuusuf
Nayrobi,
[MOL] 10 Dec, 2003- Ra'iisal wasaarihii Dawladii Carta
lagu soo dhisay ee waqtigeedii dhamaaday Xasan Abshir
Farax ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay magacaabida
Maxamed Cabdi Yuusuf oo lagu badelay Xasan Abshir. Xasan
Abshir ayaa sheegay in isagu yahay ra'iisal wasaaraha
sharciga ah matalayana Dawlada Carta oo haatan waqtigeedii
dhamaaday.
Cabdiqaasim
Xasan oo isagu wali sheeganaya inuu yahay Madaxweynaha
Dawlada KMG ah ee Carta ayaa u magacaabay Maxamed Cabdi
Yuusuf ra'iisal wasaaraha Dawlada Carta isagoo sheegay
inuu u doortay daacadnimadiisa. Maxamed Cabdi Yuusuf
ayaan taariikhdiisa wax saasa laga ogayn aan ahayn inuu
ka tirsanaa Dawladii siyaad barre uuna yahay nin aad
daacad ugu ah Cabdiqaasim iyadoo intii uu socday shirkii
Eldoret uu dhawr jeer sameeyay dagaal iyo gacan ka hadal,
taas oo uu ku difaacayay Cabdiqaasim Salaad Xasan.
Mudugonline.com
Ciidanka
Maraykan oo caruur kale ku dilay Afganistaan
Ottawa,
[MOL] 10 Dec, 2003- Ciidanka Maraykanka
ayaa laayay Caruur kale oo reer Afganistaan ah weerar
ay ku qaadeen meel ay ku tuhmayeen inay ku dhuumanayeen
ciidamada Talibaanku. Illaa 6 caruur ah iyo dhawr qof
oo kale oo isku qoys ah ayaa ku dhinta weerarkaas ciidanka
Maraykanka. weerarkaas oo ka dhacay meel u dhow magaalada
Gardez oo dhinaca bari ee Afganistaan ku taal ayaa wararka
ka soo baxaya sheegaya in weerarkaani dhacay sababtidii
ama Jimcihii hore oo aan la baahin warka la xiriira
arintaas.
Jimcihii ayaa 9 caruur
ah oo kale ku dhintaan weerarada Maraykanka, arintaas
oo caluul cumo u ekeentay dadka deegaanka oo ka badin
la'a nolol maalmoodkooda dhaqaale xumada ka jirta wadanka
awgiis.
Mudugonline.com
SOMALIA:
Senior police officer shot dead in Somaliland
NAIROBI, 10 Dec 2003
(IRIN) - A senior police officer was shot dead in Hargeysa,
the capital of the self-declared republic of Somaliland,
on Tuesday, according to a local journalist.
He said the Hargeysa
regional traffic police chief, Col Mahmud Abdi Jama,
was shot twice in front of his house by unknown gunmen
who followed him home. "He was rushed to a nearby
hospital but died shortly afterwards," the source
added.
An investigation into
the killing is underway, with many policemen visible
on the streets of the city.
The police officer's
killing follows the murder in October of two British
teachers Richard and Enid Eyeington, and Italian veteran
aid worker, Dr Annalena Tonelli.
An official with Somaliland's
information ministry said the motive for the latest
murder was not yet clear, neither who was behind it
nor whether it was linked to the previous murders.
"It is unlikely
that this and the earlier incidents are connected,"
the official told IRIN. "It is too early to speculate
on who might have killed the officer and why. We have
to wait for the police to arrest suspects before we
can comment."
Some 20 people are in
police custody for the earlier killings, which were
blamed on "elements working to destabilise the
region". All those arrested will be brought to
court "as soon as ongoing police investigations
are completed", the official added.
Irin