Bosaaso, [MOL] 03 Aug- Magaalada Bosaaso ayaa si wayn
ugu diyaar garoobaysa soo dhowaynta abwaanka soomaaliyeed
ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi iyo waftiga la socda
oo maalmahaan ku soo aadan degaanka puntland socodna ku
soo mari doona meelo badan oo ka mid ah degaanka puntland.
Waftiga oo hadda ku sugan Gobolka Galgaduud ayaa la filayaa
inay Puntland u soo talaabaan labada maalmood ee soo socda.
Shir ay maanta la yesheen fanaaniinta Gobolka Bari gudoomiyaha
gobolka iyo taliyaha qaybta ayeey ugu shegeen in ay diyaar
garoow soo dhown ah galayaan madaama ay soo socdaan marti
soomaaliyeed. Fananiinta ayaa aad u soo dhoweeyey hadalkaa
masuliyinta, sidoo kale waxaa iyana diyaar garow ku jira
shacabka reer boosaaso oo u xiisa qaba abwaanka Hadraawi
ee socdaalka ku soo maray qaar ka mid ah koonfurta soomaliya
kuna soo gunaanadaya socdaalkiisa degaanka puntland.
Fanaaniinta ayaa iyagu muujinaayo wacdaro ay ugu talagaleen
rag la dhigooda ah ee la socda abwaanka si ay ugu tumaan
musigyada iyo ciyaaraha caanka ku ah degaanka Bari oo
ay ugu horayso ciyaarta saarka oo ah ciyaar ay aad u xiseeyaan
dadka asal ahaan reer bariga ahi.
Abwaan Hadraawi ayaa bartamihii bishii hore Safar ku
tagay Magaalada Kismaayo oo gacanta ugu jirta Isbahaysiga
Dooxada Jubba taas oo dad badan oo reer Puntland ah ka
xumaadeen in Abwaan Soomaali oo dhan laga jecel yahay
safarkiisa ku tago magaalo dadkeedii la haystaal yihiin.
Weriye c/risaaq Sheekhaduun
Mudugonline.com
Tyson files for bankruptcy
 |
Tyson has not fought
since beating Clifford Etienne in February |
Former world heavyweight champion Mike
Tyson has filed for protection in the US Bankruptcy
Court, claiming his finances are in disarray.
Tyson is said to have squandered nearly $300m in ring
earnings through lavish spending and bad advice.
"As a professional fighter who relied
on others to manage his affairs, he discovered that his
debts far exceeded his assets," Tyson's attorney
Debra Grassgreen said.
"Now he has taken the lead in bringing
order to his financial affairs."
The 37-year-old spent extravagantly on mansions,
Bentley cars, jewellery, and even pet Bengal tigers while
buying expensive gifts for his large entourage.
Tyson has a $100m lawsuit pending against
promoter Don King based on the fighter's claims that King
cheated him out of millions after he got out of prison
in 1995.
Earlier this year, as part of a divorce
settlement, Tyson agreed to pay his ex-wife $6.5m from
future earnings.
In addition to his financial problems, Tyson
could be facing another spell in prison.
He has pleaded not guilty to charges of
misdemeanour assault, harassment and disorderly conduct
in relation to an attack on two men at a Brooklyn hotel
in June.
BBC
|