Bosaaso,
(AllPuntland)- Waxaa AllPuntland u suuro gashay inay hesho
nuqul ka mid ah qoraalkii rasmiga ahaa ee heshiiskii sabtidii
17/05/2003 dhinacyada Puntland isku hayay ku kala saxiixdeen
magaalada Boosaaso.
Qoraalka
heshiiska oo warqadiihii uu ku qornaa aan sidooda uga
soo guurinay waxaa uu u dhignaa sidaan:
Go'aankii
dhex-dhexadinta ee Isimmada Nabadaynta Puntland:
Annagoo
tixraacayna laba warqadood oo ay kalsooni ahaan noogu
dhiibeen Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Mudane
C/llaahi Yusuf Axmed iyo Gudoomiyaha Golaha Badbaadinta
Puntland (GBP) Mudane Gen. Maxamuud Muuse Xersi (Cade).
Markii
aan eegnay dhibaatooyinka maanta lagu jiro iyo khilaafka
maamul ee ka dhexeeya dawlad Goboleedka Puntland, markii
aan aragnay in lagama maarmaan ay tahay in la helo midnimada
Puntland.
Waxaan
maanta oo bishu tahay 15/05/2003, go'aamiyeen in golaha
Badbaadinta laga siiyo maamulka dawlad Goboleedka
Puntland saamiga hoos ku qoran:
A)
Golaha wasiirada..... .......... 3 Xubnood
Wasiir ku xigeen................ 2 Xubnood
Agaasimayaal ............ ..... 2 Xubnood
Agaasime Waaxeedyo...... . 3 xubnood
B)
Ciidamadda
-
In la siiyo labada taliye ciidan midkood ( Booliiska ama
Daraawiishta)
-
In la siiyo labada taliye saldhig midkood (Dakada ama
Airpotiga)
-
In saraakiisha GBP lagu kala meeleeyo saddexda ciidan
ee D. G. Puntland.
-
In la qarameeyo dhamaan ciidanka GBP marka laga reebo
. Qof buka
. Qof aan haysan qori
. Qof naafo ah
. Qof aan ku jirin urur siyaasi ah.
C)
Maamulada Gobolada
Gobolada
in la siiyo GBP gudoomiyayaasha ugu yaraan laba xubnood.
D)
Maamulada Degmooyinka
In
la siiyo gudoomiyayaasha degmooyinka ugu yaraan laba xubnood,
gaar ahaan degmooyinka gobolka Bari.
E)
Maadaama goboladda dawlad goboleedka Puntland loo baahan
yahay in gobol walba ka muuqdo maamulka sare ee hogaaminta
Puntland, sidaas darteed waxaan go'aaminay in gobolka
Bari la siiyo xubinta Maxkamada Sare ee D.G. Puntland,
kaas oo ah gudoomiyaha golaha garsoorka Puntland.
F)
In la siiyo tacwiid suuro gal ah golaha Badbaadinta Puntland.
G)
Iyadoo la tixgalinayo rabitaanka dadweynaha Puntland,
si loo helo hogaan ku dhisan dimuqraadiyada, xilkuna isu
badali karo si sharci ah, waa in ugu horayn ay noqdaan
maamulada degmooyinka kuwo u madaxbanaan maamulkooda kuna
yimaada doorashooyin cadaalad ah.
H)
Si loosoo celiyo loona xajiin tiro walaalnimadii iyo midnimadii
Puntland, waa in la sameeyo gudi turxaan bixineed, lana
soo celiyo wada jirka iyo walaalnimada dadweynaha Puntland.
I)
In laga siiyo golaha Badbaadinta Puntland ergada shirka
dib u heshiisiinta ugu yaraan 3 xubnood.
J)
Maadaama uu dhamaaday khilaafkii maamul goboleedka Puntland
waxaa maanta oo ay bishu tahay 15/05/2003 dhaqan beelay
Golaha Badbaadinta Puntland waxayna ka mid noqdeen maamul
goboleedka Puntland.
K)
Dhamaan mas'uuliyiinta loo dhiibayo xilalka ku cad heshiiskaan,
waxaa loo baahan yahay inay noqdaan kuwo hanankara xilkooda,
isla markaana aqoon u leh mas'uuliyada loo magacaabay.
L)
Heshiiskani wuxuu dhaqan galayaa marka ay saxiixaan labada
dhinac oo ah maanta bishu tahay 157/05/2003.
Waxaa
saxiixay
Madaxweynaha
Puntland Cabdullaahi Yusuf Axmed (Wuuu
saxiixay)
Gudoomiyaha
golaha GP Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cade) (Wuuu
saxiixay)
Markhaati:
Boqor
Cismaan Aw Maxamuud (Wuuu saxiixay)
Markhaati:
Suldaan
Siciid Suldaan Cabdisalaan (Wuuu saxiixay)
Allpuntland
Puntland
opponents sign peace deal
NAIROBI,5/19/2003 (IRIN) - The administration
in the self-declared autonomous region of Puntland and
opposition forces signed a peace deal on Saturday aimed
at ending conflict in the region, a local journalist told
IRIN on Monday. The talks
which have been under way in Bosaso, the commercial capital,
since 10 May, between the Puntland administration of Col
Abdullahi Yusuf and the opposition led by Gen Ade Muse
Hirsi, "ended with the signing of a power-sharing
agreement between the two sides", said Muhammad Sa'id
Kashawiito, of the Bosaso-based Midnimo radio.
Under deal the opposition will have
three ministers, two vice-ministers, two governors, two
mayors and the commander of either the police force or
the army, Kashawiito said. Furthermore, the opposition
militia will be integrated into the Puntland security
forces. "As of Saturday
the opposition ceased to exist," Puntland's acting
information minister Abdishakuur Mire Aden told IRIN.
"The agreement brings to a close a dark chapter in
Puntland's history."
According to Kashawiito, the people
of Puntland welcomed the peace agreement which ends two
years of conflict and power struggle in the region. "On
Saturday night, people were celebrating to welcome the
agreement. Everybody hopes this is a new beginning for
Puntland and an end to factional fighting," he said.
The deal between Ade Muse, an ally
of the rival claimant to the Puntland presidency, Jama
Ali Jama, and Col. Abdullahi Yusuf, was brokered by Boqor
Usman Aw Mahmud and Sultan Sa'id Sultan Abdisalam, both
elders from the disputed region of Sanaag, said Abdishakur.
Meanwhile, Jama Ali Jama, who was not involved in the
peace talks told IRIN that "in principle I welcome
any peace initiative".
"However, I hope the process
will be all inclusive involving all those that can contribute
to peace in Puntland," he added.
Jama warned that the agreement should
not "violate" the Puntalnd charter. "If
the charter is not respected the peace deal will not work,"
he said.
Controversy over Puntland's leadership
has been increasingly vocal since June 2001, when Abdullahi
Yusuf, whose presidential term ended then, claimed that
the region's parliament had extended his mandate.
In November 2001, a number of Puntland
traditional elders elected Jama Ali Jama as president
for a three-year term in the hope that this would end
the leadership wrangle. Abdullahi Yusuf recaptured Bosaso
from Jama Ali
Jama in May 2002.
Internally-manufactured
Peace Deal: The Only Way
BBC WORLD SERVICE AT 1706 GMT. THIS IS HASSAN AROUNI
WITH FOCUS ON AFRICA
A peace agreement
was finally signed yesterday in the semi-autonomous
Somali region of Puntland. The deal between President
Abdullahi Yussuf and the rebel leader, General Adde
Mussa includes provisions for power sharing in the government,
merging of the two armies and holding of general elections.
Well, reactions from the deal have been coming in from
the two sides and from Puntlanders themselves, Robert
Walker reports from Bosaso;
( Somali
music background).
Robert
Walker:The signing of the peace agreement was
cue for celebrations on Puntlanders tired of two years
of bitter fighting over the region's leadership. Following
intense negotiations, opposition leader, general Adde
Mussa says that he is now satisfied of the final deal
//General
Adde Act//
The problem
is finished. The hostility is almost finished and I'm
sure everything will be ok and they must fulfill everything
in the agreement. So I don't have any doubts.
// end of
General Adde Act//
Robert
Walker: Puntland's peace deal is being hailed as
proof that Somalis can make peace without external involvement.
Traditional elders painstakingly shuffled between the
two sides and so consensus was finally achieved. President
Abdullahi Yussuf believes Puntland now offers lessons
for the rest of the country.
//President
Yussuf Act//
Puntland
is now united and as united we shall go to the National
Reconciliation Conference in Kenya and I think we demonstrated
to the other Somalis that making peace is possible if
there is will and honesty in order to make peace in
the whole of Somalia.
//end of
President Yusuf Act//
Robert
Walker: Meanwhile, in Bosaso, after days of waiting
for the negotiations to end, there was optimism that
the conflict is genuinely over.
//
voice of Puntlander #1 act//
I'm so delighted
and I think this is a great step taken by the politicians
and the community of Puntland and I think that it is
a message for the rest of Somalia to follow it.
//
voice of a Puntlander #2 act//
As we know,
in Puntland, this time was first time that it got conflict
and now it is going to be solved.
Robert
Walker: But the real test may come next year when
President Abdullahi Yussuf's term in office expires.
It was at the end of his previous term in 2001 that
the succession crises erupted into fighting. Puntlanders
will be waiting to see whether the process of choosing
their leaders in 2004 turns out to be an open and peaceful
one. Whatever lies ahead, for now Puntland is celebrating
its new peace.
( another
Somali music background Act)
HASSAN
AROUNI: Robert Walker
sent
that report from Bosaso in Puntland
BBC WORLD SERVICE
|