[2003/March/_includes/slogan.htm]


ku xayaysiiso ganacsigaaga Mudugonline.com

Wararka Mudugonline

Maxaa ka jira gudaha Gollaha Xukuumadda puntland?
W.Q. C/risaaq Sheekh Aduun sheekhaduun@hotmail.com

Hardanka awood ku loolanka siyaasadeed ee puntland ka jiray sanadkii 2002dii ayaa la oran karay waxaa laga heli karaa waayo aragnimo siyaasadeed oo u soo korortay dhanka ku guulaystay awooda inay hantaan. Durba waxaa soo ifbaxaya in ay qoladan dagaalka ku guulaysatay ay ilaaween shalay. madaxweyne c/laahi wuxuu magacaabay gole xukuumadeed oo ka kooban 14 wasiir tan oo durbadiiba uu madaxweynuhu ku khilaafay dastuurkii uu cuskan jiray salkana u ahaa madaxweynanimaddiisa.

Arinta aadka u yaabka badan ayaa lagu tilmaamaa 10 wasiiradda ka mid ahi waxay haystaan jinsiyado iyo deganaansho dalal shisheeye. markaa ayaa la isweydiin karaa maxay tahay danta loo magacaabay? sow kuwani lama mid aha reer puntland-ka xeryaha ifo, dhadhaab, kaakumo, al-qaras ku nool oo iyaguna xaq u yeelan maayaan in wasiiro loo magacaabo. marka si fog loo eego golaha xukuumaddan ayaan waxba ka duwanayn tii uu madaxweyne c/laahi maalin qur ah jiritaankeedii uu waayey. nin walba oo wasiira waxaa jeebka dambe ugu jira basaboorkiisa. hadduu uu madaxweyne c/laahi halku dhig ka dhigtay 8 may 2002 markuu soo galay magaaladda boosaaso "waqtiga xun ayaa ragga la kala bartaa" oo uu ula jeeday wasiiraddiisii ka dhuuntay waqtigii dhibaatadda.

Maanta in badan oo waqtigii isu soo celinta puntland ku hawlanayd inay si daacadnima ah wax u qabtaan ayaan muuqan oo hoosta ka guuxaya. waxay maalmuhu u saansaan egyihiin bishii juune ee sanadkii 2001-dii. markaad gudaha xukuumadda eegto waxaa khilaafweyni u dhexeeyaa wasiiradda iyo wasiirku xigeenadda. wasaaradda ganacsiga. ayaa ah wasarada kaliya ee aan khilaaf ka jirin gudaheeda. khilaafyada la sheego xataa inuu marmar hakiyo kulamadda golaha xukuumadda.

dhibaatadda jirta ayaa waxay tahay wasiir ku xigeenadda oo intooda badan ah rag fac yar iyo wasiiradda oo aaminsan in iyaga la siiyey wasaaradaha oo wixii ay doonaan wasaaradooda ka samayn karaan sida madaxwayne Cabdulaahi oo kale.

Wasiiradda ayaa iyagu qaarkood waxay shaqdii ka joojiyeen wasiir ku xigeenadoodii. gud ahaan markaa eegto xukuumaddan ayaa waxaa xanibaya haday wax qaban lahaydba is haysiga dhexdeeda ah .dadka u kuur gal siyaasada puntland ayaa iyagu sheega khatarta ugu weyn ee madaxweyne c/laahi haysataa waa golahiisa xukuumadda oo iyagu fooda iskula jira. waxaa la is weydiin karaa sidii wasiiraddii 2001dii armaa la waayaa mar keliya oo uu soo haraa madaxweynaha iyo in dani baday ah. maanta madaxweyne c/laahi markale ma ka soo bilaabi karaa halgankiisii quracii magaaladda Galkacayo iyadoo ay jiraan duruufo ka duwanaan kara markii hore oo kale. gabagabadii ayaan ku koobi karaa maqaalkan c/laahi ceelafweyn waxaa kaaga daran wasiiraddaada. xageedse ku iloowday raggii ka soo qaybqaatay isu soo celintii puntland waxaad ugu yeeri jirtay oo maanta gidaarada meeraysanaya. ma waxaa kaaga roonaaday wasiiradda.......?

W.Q. C/risaaq Sheekh Aduun sheekhaduun@hotmail.com


Gobolka Hawd oo Looga Dhawaaqay Puntland

Muqdisho, Khamiis, Mar 27, 2003 (AllPuntland)- Golaha Wasiirada Puntland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Garoowe isku raacay dhismaha gobol cusub oo loo bixiyay Hawd, kaasi oo xaruntiisu noqonayso Buuhoodle.

Gobolkaan oo ayaa sidda la sheegay ka kooban 3 degmo oo ay ka mid yihiin Buuhoodle, Wirwir iyo degmo kale oo aanan wali helin magaceeda.

Dhismaha gobolkaan ayaa ka dambeeyay olole ay in dhawaale wadeen dadweynaha deegaanka Hawd, ololahaasi oo ay ku doonayeen in deegaanka Hawd loo aqoonsado gobol madaxbanaan.

Inta badan deegaanka Hawd iyo degmada Buuhoodle ayaa ahaa degaan madaxbanaan oo ka tirsan Puntland tan iyo intii ay kasoo go'een gobolka Togdheer oo ay ka mid ahayd wixii ka horeeyay 1991-kii, xiligaas oo ay burburtay dawladii dhexe ee Somaliya, gobolka Togdheer oo xaruntiisu tahay Burco ayaa isaguna ku biiray Somaliland wixii ka dambeeyay 1991-kii oo ay ku dhawaaqeen inay ka madaxbanaan yihiin Somaliya inteeda kale.

Allpuntland


Unfinished business
Richard Perle's resignation highlights questions over US economic involvement in postwar Iraq,
writes Brian Whitaker

Friday March 28, 2003

Amid admissions that Iraq has surprised the invasion forces with the strength of its resistance, and official predictions that the conflict will last longer than originally expected, there is news from Washington that Richard Perle, chief architect of the war, has resigned as chairman of the Pentagon's influential Defence Policy Board.
Mr Perle says he resigned to stop allegations about his business interests becoming a distraction from the "urgent challenge" of invading Iraq, but he apparently intends to stay on in a more minor role.

In 1996 Mr Perle, nicknamed the Prince of Darkness, was the main author of a report entitled "Clean Break" whose contents were revealed by the Guardian last September (Playing skittles with Saddam, September 3 2002). This set out a plan to protect Israel's strategic interests by reshaping the Middle East, starting with regime change in Iraq.

Last week, the Guardian disclosed Mr Perle's links to an intelligence-related computer firm that stands to profit from war with Iraq (Pentagon hawk linked to UK intelligence company, March 21 2003). Mr Perle has denied separate allegations published earlier this month in the New Yorker, and threatened to sue the magazine in Britain, where libel cases are much harder to defend than in the US.

According to a report to be published today by the US watchdog Center for Public Integrity, at least 10 out of 30 members of the Pentagon committee are executives or lobbyists with companies that have tens of billions of dollars' worth of contracts with the US defence department and other government agencies.

Britain's chief military officer in the Gulf, Air Marshal Brian Burridge, yesterday attacked American moves to hand over the running of Iraq's largest port to a company which has a history of bad industrial relations and has faced accusations of union-busting.

The firm, Stevedoring Services of American, has been awarded a £3m contract to manage Umm Qasr by the Bush administration. Britain argues that the port should be run by Iraqis once it has been made secure.

Another contract in Umm Qasr - for construction work - has gone to a subsidiary of Halliburton, Vice-President Dick Cheney's old firm.

Meanwhile, the arrival of the first ship carrying humanitarian aid to Umm Qasr has again been delayed because of the continuing risk from mines.

George Bush and Tony Blair ended their summit at Camp David yesterday with a joint press conference where they vowed to fight "for as long as it takes" to remove Saddam Hussein from power. But with growing perceptions in the Middle East that the invasion is aimed at conquering Iraq rather than liberating it, there is also a growing possibility that the removal of Saddam will not mark the end of the war.

From Camp David, Mr Blair went on to New York for talks with the UN secretary-general, Kofi Annan. Discussions centred on plans for a new security council resolution to restart the oil-for-food programme on which 60% of Iraqis depend for their survival.

The bombing of Baghdad continued overnight and a BBC correspondent in the city said the explosions heard were among the most violent since the start of the war. Targets included an Iraqi communications centre which was hit by two 4,700-lb "bunker-busting" bombs, according to US officials.

Following the parachute landing by about 1,000 troops to secure an airfield in northern Iraq on Wednesday, US cargo planes have begun delivering military supplies there, along with 200 more troops.

One of the main difficulties facing the invasion forces almost everywhere in Iraq is distinguishing soldiers from civilians - and the Baghdad regime is clearly putting civilians at risk by deliberately confusing the picture.

A "pooled" (and apparently censored) report by a Reuters correspondent this morning describes an attack by US marines on a bus near Nassirya in which 20 Iraqis were killed. The dead were wearing some civilian clothing and were said to be carrying papers that identified them as members of the Republican Guard - though the report says that only two guns were found on the bus.

British and American rules of engagement normally require clear evidence that targets are armed and hostile before troops can open fire. But because of the Iraqi use of non-uniformed fighters, troops are finding themselves in the invidious position of having to make split-second judgments.

This bodes ill for any future attempt to capture Baghdad. The Iraqi defence minister, Sultan Hashem Ahmed, was quoted yesterday as saying the capital "cannot be taken as long as the citizens in it are still alive".

Email:
brian.whitaker@guardian.co.uk
Guardian Unlimited




Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001


 

 
[2003/March/_includes/slogan.htm]