Qoraalada
Maanta ee akhristayaasha waxaa ka mida:
|
>puntland
uma baahna somali ee somaliyi iyadaa u baahan
puntland
>AFLAGAADO
MADAXEED
>Endemic
or inherent
>HESHIISKA
ISBAHEYSIGA G. IYO QAAR KA MID AH LA HEYSTAYAASHA!
|
puntland
uma baahna somali ee somaliyi iyadaa u baahan puntland
Bismilaahi
raxmaani raxiim
Waad salaaman tihiin somali weyn => waxaan halakan
ku soo bandhigahayaa rayigayga hadee ii khaaska
³aan rabo inaan ugu jawaabo warqad aan
ku arkay puntland post oo jaaifo ku ah dad iyo arimo
kale oo ah taxanaha dhibta somaliya = = inta badana
aan ka hadalayo puntland ¡Vwaayo burburkii
somali ayaa nin walba gurigiisii ku celisay ayna
noqotay aasaaskii in dib loo soo dhiso Xintaas ka
bacdi waxaan gudo gelayaa ujeedadii qormadan: Ugu
horayn warqad ku socota webka puntlandpost waxaan
idiin sheegayaa dalka puntland la dhaho waa qaran
weyn oo aan is aqoon shacabkiisa wada dhashay!!
aqoonina isugu laabantahay somalina cadow ku tahay
iyagoo dhan nimcada ilaahay siiyey ayaa lagu nacay
xag walba dad iyo dhul !!!--waqti jaaljaal lama
joogo nafta dhig ayaa meelaha qaarlagu jiraa sida
kismaayo-- kasoo bilow qixii xamar ilaa hargeysa
maanta oo caruur reer puntland ah lagu arjumay sidaasay
tahayna waxaa loo arkaa daalimiin raba inay wax
dhacaan ama gumaystaan iyagoon somali waxba ka haysan,waliba
inay wax hagaajiyaan mooye aanay wax biin waqtigan
xaadirka nolosha ayaa lagu aasaa dadka u dhashay
harti bari hadii dagnaan lagu helo meelaha qaarkood
sida lasoo xaqiijiyey xataa hadii aad isu kala saarto
mohamud saleebaan iyo cali
saleebaan ¡Viyo reer puntland intooda badan
ee kale-- idinku halbaad u tihiin reer puntlanda,
reer hargeysa waxay isku dayaan inayqolyaha reer
laas koray iyo reer sool ay soo dhaweestaan kuna
wataan dan waxayna isugu daraan amaan iyo soo dhaween
khiyaamo ah, markaa ma aha kaartada yusuf garaad
uu bbc da ku daabacay isagoo isaaq qancinaya markuu
warlords ka hadlayey uuna numberska kala siinayey
iyo siday u kala awood weyn yihiin ³ee
uu mudug ka gooyey puntland isagoo qorshihiisa wata,sool
iyo sanaag iyo buuhoodlena uu isaaqland uraaciyey-kana
reebay puntland - http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/1747697.stm
aya
³ waxyar oo garoowe ah iyo bari ku sheegay
puntland-ma danbaa ku jirta in kaartadaa lagu shaqeeyo?
Jawaabtu waa socon mayso¡Xwaar hooy reer puntlandoow
maa la dhaho bbc -- anaga ninkaasi wuu ina kala
dilayaa hadaad bbc tihiin puntland ugu kaalaya iyadoo
al jabarti ah ¡Viyana sidaasay idinkula soconaysaa
aayaheedana uga tashanaysaa!! Nooguna soo hagaaga
weji
macquula waqtigana la socda .
Arinta
kale meesha taal waxay tahay hadana taagan waa in
is xagxagadka laga tago --mana aha dadkan walaalaha
ee waqtigii ugu mudnaa ee ay aayahooda ayka tashan
lahaayeen inay isu qalab xeelad iyo saanad gurtaan-qri
iyo qalinba--waayo horaa loo yidhi hadaan laka roonaan
roob madao(macnaheedu yahay hadaan la isu tanaasulin
ba iyo colaad abaar baa imanaya) waxaan aad meesha
ku soo qorteen oo aad tidhaahdeen ninka warqada
bugta ee is qariyey waa dufle (horta ina dufle waa
galbeedi hadalkiisu wuxuu ku dhashay shiikh weligii
caro harti ma arag ) ninka qoray hadalkan waa lahjad
reer bari ¡Vmarkaa nimankan lagu lamaaneeyey
ama lagu xulafeeyey shaqo iskuma laha nikaas haday
tahay casharo - wersengeli ama xaabsade - bahararsame
siyaasiyan mabdaooda ina dufle ifkuu ugu nebcaa
dadkaas-/ waqtigii uu saaxada siyaasada ku jirey
waayo ismay fami jirin sheekada horena wey gubatey
12sano ka hor bay ahayd- carigana ma joogo ragimekoodiina
wuu tegey.
----(ABOOR) bilaayo ka xunxunxun oo dhulkii
rogtey dhirtii dubatey dalkiina xaalufisay baa timi
looguna gabyey => "duqii doona ducana ugu
dara waa na dubateene" markaa ninkaa ma aha
inaad saaxada internetka inaad fake kula soo gashaan//
--mana hayno cawad casharo reerkiisa ama meel ina
xaabsade reerkiisa iyo reeraha walaalahooda sida
cumar iyo ciise ay isku qabteen ma
jirto ama cismaan intuba ay isku ooda yihiin ama
xoolahoodu isgaadhaan, colaada guunta ee ku xusan
warqadaa iyadana mid yar iyo mid weyntoona taariikhda
laguma hayo mahadho noocay doontoba ha noqotee ,waana
colaad (fake)ah mana aha umad dhan oo sheekh iyo
samo talis ku jiro inaad isku jaaifaysaan -- colaad
abuurid iyo isnacsiin umada wada dhalatay ka shaqeenteed
waxaa idiinka fiican if iyo aakhiroba inaad ka shaqaysaan
waxa umada udana eeydaan qaban wax umada kala diraya
waa derajo xun if iyo aakhraba ama puntland burburinaya
magaalo magaalo u kala furaya=>waa game xun.
waxa
inta badan shacabka c/laahi ku kasbaday -- waa fahamka
ay fahmeen kaartada indirect ka ah ee uu yusuf garaad
ka shaqaystey uuna damcay inuu isku jebiyo puntland
iyo mediada caalamiga----yusuf garaad isagoo danihiisa
khaaska fushanaya isla markaasna isqarinaya ayaa
ninkasta oo reer puntlanda indhaha ku kala furay
oo fahmeen dibad iyo gudo waayo dadkan waxa haga
mediada= khaasatan bbcda ayay ahaan jirtey waqtigii
hore maantana meeshuu !!!!dhigay yusuf garaad waad
wada garanaysaan inaan maanta reer puntland daayoo
somali 10% ay sii marayso inta dhegaysata waxa ay
taasina ku dhacday waa warbixin xumada uu ugudbinayo
mediada caalamka uuna marsiinayo ujeedadiisa khaaska
inay ku weydo bbcdu karaamadeedii dadka 50kii sano
ku xidhnaa khaasatan reer puntland iyo somaliba
wuxuuna u colaadiyaa reer reer beelbeel jilibjilib-hadaad
reerbari weydiisid ka warama maalmahan bbcda waxay
ku dhihi wey nagu jiiftaa, hadaad reer garoowe weydiisid
sidoo kale
,hadaad reer mudug weydiisid sidoo kale, hadaad
reer sool weydiisid sidoo kale hadaad weydiisid
reer sanaag sidoo kale kismaayo iskaba daaye, isagaa
ku dhisay somalida kalena daa warkeed mar horay
quusteen=> horaa loo yidhi nimaan talin jirin
haduu taliyo nimaan tegi jirin ayaa taga markaa
yusuf garaad wuu u dhameeyey bbcda-aan u soo laabto
arinkeena reer puntlandow umad qani ah min dad ilaa
dhul iyo duunyo intaba ka buuxa ayaan nahay aan
wada maalano nimcadeenaa waliba ay inoo dheer tahay
inaan si habsan u wada maalno international (communityga
iyo mediada)iyadoo dalkeenu inoo wada dhisan yahay
reer puntland ahaan inaan gaarnaa hadafka isaaq
raadinayo mid ka fiican bal qiyaasa min ceergaabo
ilaa laascano ilaa buuhooddle waxaad u haysataa
gooni isu taag hadii isaaq loo ogolaado iyo hadii
kaleba, min mudug, nugaal, bari waxaad ku haysataa
xeebtii dheereed-- markaa qani baan nahay aan iimaansano
nimcada ilaah ina siiyey (Alxamdulilaah dhahaya)
bbcdana aan dhahno dalakan puntland waa saaxiibadiine
hororkan yusuf garaad iska qabta anagu iska qabanay
oo ma dhegeysano wuxuu soo daayo ,ku soo cesha bbcda
qiimihii ay lahaan jirtey markeedii hore sagaashamadii
iyo wixii ka horeeyey.reer puntland xamar waa lagu
xumeeyey hargeysa waa lagu xumeeyey markaa ha iska
ilaawaan dhulalkaa kale iyagu intay isu yimaadaan
ha garnaqsadaan iyagoon cidi iskaga dhiman taasaana
dawo ugu jirtaa iyo nimco abida.
Puntland uma baahna somali ee somaliyi iyadaa
inoo baahan.
Wa bilaahi tawfiiq
Axmed
Moxamud
moxamud19@hotmail.com
AFLAGAADO
MADAXEED
Asalaamu
caleekum walaalayaal. salaan ka bacdi anigoo ah
abdiasis khalif xaaji jama waxaan rabaa inaan ka
jawaabo warqadii lagu aflagaadenayay madaxda sharafta
badan oo dacaayadda raqiiska ah lagu soo qoray pundlandpost....
1- dadka
waraaqdaan soo qoray waa dad jiran khaasihaan maskaxda
ama dad caruur ah oo waa wax qof caqli leh ku hadlin
2-waxaan
layaabanahay dadka ku fakaray shacabka reer puntland
dad wixii larabo in loo sheegikaro hadaba dadyohow
ha ku daalina shacabka reer puntland inaad khal
khal galisaan sheekadaas waa sheeko ciyaal oo suuq
malaha lana socda dadka reer puntland waa dad idin
dheer caqli, karti, aqoon, caafimaad iyo dad jeclan.
3- waxaan
ka xaal marinayaa madaxda sharafta leh oo loo gafey
waxaan leeyahay walaalayaal raali ka ahaada aflagaadadii
foosha xumeed waxaad ku qadaan oo niyadiina galisaan
dadka reer puntland waa dad idinku kalsoon boqolkiiba
boqol. kuwa idin caayay waa walaalihiin ama shacabkiini
aad madaxda u ahayden oo jiran una bahan dawo u
soo duceeyaha in ilaahay caafimaad siiyo anaguna
waan u duceeninaa waxaana laanahay walaalayaal ilaahay
waxa wanaagasan ha idin tuso waxa xunna ha idinka
qabto ( aamiin iladhaha walaalayaalow )...
Horta
dadweenow waxaan idin waydiinaya puntlandpost ma
dabaylbaa ayadaa qaadata wixii qashin ah oo dhuka
yaalla misse waa ( xasan bariisihii B.B.C ) isagaa
soo sheega wax aan caqli galikarin...
puntlandpost
walaalayaal
soo qora ama soo galiya wax ummadu akhrin karto
oo caafimaad qaba ha noqonina xasan bariise ka waan
tooba waxa xun oo aad soo galinaysaan webkiina waa
talo walaal ama canaan naga daaya riyada....
(GUNAANAD)
waxaan
leeyahay ilaahay ha jabiyo cadowga muslinka kan
soomaalida iyo puntland aamin aamin aamin ka naxow
nafta waa ......
Garyaqaan
abdiasis jama
abdiasisjama@yahoo.com