Wararka Mudugonline

Mahad Calin

Ku: Islaanka Cumar Maxamuud Islaan Bashiir Islaan Cabdille.
Ku:Isimada Cumar Maxamuud.
Ku: Odayaasha Cumar Maxamuud
Ku: Culimaa'uDiinka
Ku: Aqoonyahanada.
Ku: Bulshaweynta iyo Dhamaan Sama-kataliska.


Anniga oo ku hadlaya Magacayga iyo Magaca Jaaliyadda Cumar Maxamuud ee degan Magaalada Ottawa waxaan aad ugu farax sanahay hawsha dhaxal galka ah ee aad ka qabateen beesha dhexdeeda arimihii jitamayey mudada beesha dhexdeeda, taas oo si tafaftiran loogu soo qoray meelo kala duwan.

Waxa kale oo aad aan ugu faraxsanahay daba jooga iyo xal u raadinta geridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaanka.

Waxaanu idiin ku mahad celinaynaa hawsha wayn ee aad ka qabateen beesha walaalaha cudurkii iyo is afgarad wagii ku kala dhex jirey.waxaanu idiin leenahay waad ku mahadsantihiin guushaas ee horay u socda ,midnimadana adkeeya.

Wa bilaahi towfiiq.

Khalif Ahmed Kowtame
kowtame@hotmail.com



 






Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001