Wararka Mudugonline


Qoraalada Maanta ee akhristayaasha waxaa ka mida:

>DHOORISTA SHARAFTA MAGACA
>
Be a fixer not a finger pointer:
>jawaab celin: ka hortagid shirqool

DHOORISTA SHARAFTA MAGACA

KU: DADWEENAHA REER PUNTLAND DALKA IYO DIBADABA
KU: MUDUGONLINE IYO ALLPUNTLAND

Asalaamu caleekum,
walaalayaal waxaan idinkacodsanayaa mudugonline in aad garsiisaan hadalkan dadweenaha akhrista mudugonline iyo Allpuntland. waxaan rabaa inaan ka hadlo qoraalkii lays ku jawaabayay oo ahaa siyaasad ama tacsi oo labaduba madaxa ku watey magac qabiil (JAWAAB).

1-nabadda halugu dadaalo iyo horumarka puntland.

2-magaca cumar maxamuud ama qabiilkasta ma-fududa ciyaarna maha.

3-cumar maxamuud wuxuu leeyahay jiif iyo odayaal waxgarad u taliya.

4-afar qof ama lix qof intay shiraan inay yiraahdan cumar maxamud baa shiray oo soosaaray go`aan waa khalad waana sharaf ka dhac magac.

5- cumar maxamuud go`aankiisa waxaa eh odayaasha iyo waxgaradka, islaankuna waa guddoonka hadaba xaq dhoora sharafta magaca.

6- cumar maxmuud wuxuu waxlaqabaa umadda reer puntland nolol iyo geeri.

7- Kala saara abdullaahi yusuf iyo cumar maxamud sababtoo ah abdullaahi yusuf waa shaqsi waana siyaasi leh dad raacsan iyo dad mucaarada hadaba qofkii diidan iyo kii raacsan waa khalad inuu ku galgasho magaca cumar maxamud sababtoo ah cumar maxamuud wuxuu lamid yahay dadka reer puntland haddaba ninkii wax ka sheegaya abdulaahi wanaag iyo xuman. toos ha u sheego yaan lagu galgalan cumar maxamuud ama qabiil kale....

(WAA TALO WALAAL)

GARYAQAAN ABDIASIS KHALIIF XAAJI JAAMAC.
e.mail. abdiasisjama@yahoo.com

Qoraalka Jawaabtani u dhacayso halkaan ka akhri


Be a fixer not a finger pointer:

More than thirty-five years ago the pioneer of heart transplant Dr. Chris Bernard said: "Who ever traces a new trial, does it so that he might be followed and eventually surpassed by those who come afterwards". The late Somali dictator experimented for the first time under the semblance of Government a new system of ruling the Somalis. Do you think that is things of the past? Hopefully.
But why Somalia, let us peruse PL. If you are expecting much from a small Administration, your destiny is irredeemable dissatisfaction. But if you abide by the following habits you can avoid some distress in your daily life:

1. Be a fixer, not a finger pointer. Pointing finger to a specific person or persons won't solve problem;

2. Do not resist to change, be flexible, look forward to it;

3. Learn to create a role by yourself; do not wait to be appointed by the Administration. Take personal responsibility.

4. Direct yourself, compete with the unknown;

5. Learn from past mistakes. Watch your steps. Don't repeat for God's sake.

6. Assume ownership of the problem. You are part of the problem, not outsider. Don't anticipate others rescuing you.

7. Alter your expectation. Do not expect much from where there is no much. Be happy of what is achieved, not what you thought can be achieved. Appreciate small improvement.

8. Nobody is perfect, and nobody is the best leader. Accept insecurity and ambiguity. Commit fully yourself to the continuous improvement of PL;

9. Voice your position peacefully not with bullets. Avoid killing or damaging people. They have suffered enough.

10.The best solution requires addressing what you have in common, and postponing what you have not.


Abdurahman Shire (Dhidhi)
shirreh@aol.com


jawaab celin: ka hortagid shirqool

walaalayaal miyaanay idiin fiicnaan lahayn inaad tiraaahdaan C/llahi waa inuu la tashadaa dadkiisa inay doonayaan iyo inay diidan yihiin, meesha aad la saafanaysaan isaga. waxase iga sii yaaabiyey miyeydaan weligiin arag dad idin dhaha waad qaldan tihiin !

miyeydaanse xishoonayn markaad ku hadleysaan wax ilaahay rasuulkiisu yiri. Iddlam tastaxyi fasnac maa shita.

Haddaadan xishoonay samay waxaad rabtid. miyeydinse ogayn in C/llahi uu lumiyey mabda,ii jabhadii SSDF oo uu isagu wakiil ka ahaa meshii ay ku danbaysana ilaa iyo hada aad idinku iga badisaan. Muxuuse qabtay intuu joogay mudadii 3 sano ahay oo uu ka talinayey puntland. miyeydinse ogayn in ehelnimadu ka horeyso wax kasta oo aad berri u baahanaysaan dadka aad hada ku sheegaysaan in ay cadow u yihiin Puntland.

miyeydaanse lahayn dad cuqalaa ah oo idin qabta idiina sheega inaad qaldan tihiin amase idinku toosiya wixii sax si aad ugu dhaqantaan. sidoo kale E-mailada aad bixiseen waa been abuur aan lala xiriiri karin marka waxaan idinka codsaneynaa in aad waxaad sheegeysaan ay leeyihiin meel saxa oo lagala xirriiro.

yusuf muse
yus_64@hotmail.com

Opinions expressed in this columns are those of the authors and not necessarily those of Mudugonline
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo tan Mudugonline.





Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001