Wararka Mudugonline

Cabdulahi Yusuf oo Gaalkacyo soo gaaray

Gaalkaccyo, Bosaaso, 7 Jan 2003 (MOL) - Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdulahi Yusuf ayaa saaka u amaba baxay magaalada Galkacyo isagoo u sii jeeda shirka Eldoret, madaxweynaha ayaa isla maantaba gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka mida maamulkiisa iyo dadweynaha Gaalkacyo. Cabdulahi Yusuf ayaa shalay la lahaa shir xukuumadiisa loogana wada hadlay cidii sii qaban lahayd xafiiska Madaxweynaha marba haddii madaxweyne ku-xigeenkiina maqan yahay. dood dheer ka dib ayaa la isla ogolaaday in wasiirka Maaliyada Cabdirahman faroole sii hayo Xafiiskaas.

Intii uu ka soo noqday dagaalkii Dhuudo ayuu Cabdulahi Yusuf lalahaa wada hadalo golaha wasiirada, golaha Baarlamaanka iyo Isimada gobolka. Islaan Maxamed ayaa la sheegay in shirkii u dambeeyay u duceeyay Cabdulahi Yusuf. Islaanka ayaa sheegay in hadda waxii ka dambeeya si buuxda loo taageero dawlada loona baahan yahay in la yareeyo khilaafka. Suldaan Garaase oo isna ah Suldaanada aadka magaca ugu leh Puntland ayaa horey u sheegay in reer Puntland ay Dawladooda xagsadaan ayna adkaystaan.

War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in Cabdulahi Yusuf isla maantaba la hadli doono dadka magaalada Galkacyo oo dadku u sii qulqulayaan sidii ay uga qayb gali lahaayeen una soo dhagaysan lahaayeen qudbad uu jeedin doono Cabdulahi Yusuf.

Mudugonline.com



Warar isqilaafsan oo ku saabsan Gen. Cadde Muuse iyo meesha uu ku sugan yahay

Bosaaso, 7 Jan 2003 (MOL) -wararka ka imaanaya magaalada bosaaso ayaa sheegaya inay soo baxayaan warar iskhilafsan oo ka soo baxaya dhinaca Somaliland kuna saabsan meesha uu hadda ku sugan yahay Gen Cadde Muuse iyo xaaladiisa. wararkaas ayaa qaar sheegayaan in Gen. Cadde loo balan qaaday meel uu fariisan ciidanka dhigto oo dhinaca xaduudka Somaliland ah, uusana wax dagaal ah ka soo qaadin ee uu ciidankiisa ku aruursado inta arimaha hadda jira wax iska badalayaan. warar kale ayaa sheegaya in beelaha deegaanka Burco u sheegeen Dawlada Somaliland inaysan ogolaan doonin in deegaankooda laga weeraro gobolo kale oo Soomaliyeed, ka dibna maamulkaa madaxweyne Riyaale ay isku dayeen inay meel kale oo uu dago wali u raadinayaan Gen. Cadde Muuse iyo ciidankiisa.

Arinta si kastaba ha ahaatee waxaa cad illaa siyaasad ahaan arintaan wax looga qabto oo dadka deegaanka Qardho ogolaadaan heshiis caama oo ay lagalaan maamulka hadda jira in Gen. Cadde iyo Jamac Cali Jamac aysan waayayn dhalin yaro ay ku kaxaystaan magac qabiil illeyn mabda' kale oo lagu raaci karo mahayaan nimankaasiye.

Mudugonline.com


SOMALIA: UN urges Somalis to respect peace commitments

NAIROBI, 7 Jan 2003 (IRIN) - With the renewal of hostilities in parts of Somalia, Maxwell Gaylard, the UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia, has called on all parties to the Eldoret peace declaration to respect their commitments.

In a press release issued on Tuesday, Gaylard noted that despite commitments made by the Somali leaders to cease hostilities, violence and armed conflict in some parts of the country had escalated since the signing of the agreement.

During this period, Somalis had witnessed either the resumption or continuation of fighting in the capital, Mogadishu, the towns of Las Anod in the northeast and Baidoa in the southwest, and in the Bari, Bay, Bakol, Gedo and Lower Shabelle regions, said the press release. It noted that Gaylard had been particularly saddened by the killing of at least six schoolchildren in an attack on a school bus in Mogadishu last month.

"It is a matter of deep concern that despite the promising commitments made in October, we have seen such an escalation in violence," Gaylard said. "The humanitarian community stands ready to support peace and reconciliation, but without meaningful guarantees of safe and unhindered access, we cannot effectively deliver aid to those who need it most. This is now the case in many parts of the country."

The Somali groups meeting in the western Kenyan town of Eldoret agreed on 27 October to suspend all hostilities for the duration of the Somali national reconciliation conference, and signed a declaration to that effect.

The UN and the international community were still waiting for all Somali leaders to honour these commitments, the press release noted.

[ENDS]

IRIN


Somali Peace Delegates Tossed From Hotels
Mon Jan 6, 3:31 PM ET

By WILLIAM FARIA, Associated Press Writer

ELDORET, Kenya - Hundreds of Somalis attending peace talks in this central Kenyan town were booted from their hotel rooms by police Monday — a move the talks' organizers say was needed to bring order to the often chaotic negotiations.

For months, the Somalian factions at the talks have bickered over the size and makeup of the delegations, and finally impatient international mediators stepped in, ordering more than half the estimated 800 participants to go home.


Police spent the morning going from hotel to hotel, pounding on doors and ordering confused and surprised Somalis from their hotel rooms in Eldoret, 155 miles northwest of the capital, Nairobi.


Many grumbled, but nearly all went peacefully after being told by the leaders of their delegations that they were indeed being sent home from the talks, which are being held in Kenya under the auspices of the regional Intergovernmental Authority on Development.


Elijah Mwangale, an official with the organizer, said 362 delegates are approved to take part in the second phase of the talks.


"The final list of delegates for Phase II is out ... Only those delegates whose names are on this final list will be allowed to remain," Mwangale said in a statement. "The hotels and the Kenya police have been advised accordingly." Those being forced out will be flown back to Somalia.


The talks — the 14th Somali peace conference since 1991 — began in October and have been flooded by delegates representing the country's clan-based factions.


A few weeks after the talks began, Somalia's transitional administration and key faction leaders agreed to temporarily stop fighting and work toward setting up a federal government to run the troubled nation, which hasn't had a central authority since the ouster of dictator Mohamed Siad Barre in 1991. Since then, it's been slow going at the talks.


In the second phase of talks, smaller committees are to work on issues like the structure of a future government and demobilizing armed gangs.

AP.





Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001