Wararka Mudugonline
BAYAAN TACSI AH OO BEESHA MEHERI ISMAACIIL EE GUDAHA IYO DIBADDA
Annagoo ah Beesha Meheri Ismaaciil waxaan u diraynaa tacsi dhamman dadkii ku dhintay dagaaladii dhawaan ka dhacay gobollada Puntland annagoo rajaynayna inay intaa ku ekaadaan oo dadka ehelka ah ay joojiyaan colaadda dhexdooda laguna dhammeeyo wada hadal is afgaranwaa kasta oo soo baxa. Dhammaan waxaan ka codsanaynaa shacabka reer Puntland inay nabadda isku si ugu istaagaan ,Beesha Meherina waxay diyaar u tahay inay ka qayb qaadato adkaynta nabadgalyada iyo horumarinta gobollada Puntland oo dhan si caam ah, waxaanna codsanaynaa inay naga aqbalaan dhamman shacabka Puntland Codsigayagaas guud.
Waxaan bayaankan saxiixay:
Contact: webmaster@mudugonline.com