Sidaas ayey ku cadahay in Dadka tacsida
isku Dirka ah iyo Baaqaqa isku Dirka soo direen Ibliis
iyo Ubad Jin la dhaqeeyaan oo aanay Dantiina wadadin.
Walaalayaal yaan Dhidar Dhogor Idaad idiin
xiran,yaanay kuwii Dhalaankiina cunay Bin Aadam isaga
kiin dhigin.oo yaanay Hogaamiyayaashiina Idinka horkeenin.
Shalay ayey sidaas oo kale Moorgan Muska u gala baxeen
Kismanyana ku hawireen, bal fiiriya Kismanyo halaaga haysta
may ka hadlaan.
Waxaa xaqiiq ah in Nin Dadkiisa ka naxaya in uuna Tacsi
isku diray ah iyo Baaq isku dir ah midna soo dirayn waxaan
xaqiiq ah in kuwa tacsi tacsi kale keenikarta soo dira
in ay Daalimiid Dubka Dadka uga eg yihiin ee yaanay isku
kiin dirin.
-------------------------------------------------------------------------------------------------
Tacsi
halkan waxaan tacsi ugu dirayaa dhaman Eheladii ay ka
dhinteen Marxuumiintii ku dhinteen iska Horimaadkii ka
dhacay Puntland waxaana leeyahay Sabur iyo Imaan ilaahay
ha idanka siiyo, iyagana waxaan Ilaahayna uga baryayaa
naxariis
mahadsanidin
m.jagne