Wararka Mudugonline

Tacsi dadkii ku riiqmay dagaalkii sokeeye ee Puntland

Dhamaan Beesha Cumar Maxamuud meel kasta oo ay joogto waxay tacsi u diraysaa dhamaan Soomaaliweyn iyo gaar ahaan degaanka Puntland iyagoo u tacsiyadayna eheladii iyo qaraabadii dadkii walaalaha ahaa ee ku hoobtay dagaalkii macno la'aanta ahaa ee C/hi Yuusuf ku qaaday ciiddiisii. Waxaan kaloo Ilaahay ka baryeynaa inuu ka kiciyo dhamaan dhaawicii dadkii ku dhaawacmay dagaalkaas.

Hadda dhamaan beelaha Gobollada Waqooyi Bari iyagoo leh Culimaa'udiinkooda, Boqoradooda, Garaadyadooda, Isimadooda, Nabadoonadooda, aqoonyahanadooda, haweenkooda iyo dhamaan qaybaha ay ka koobantahay bulshadoodu waxay u fadhiyaan shirar gudo iyo dibadba iyagoo hadda gartay inay khalad ahayd in hogaamiye noocaas ah uu umadda horgalo. Waxaana la wadaa inuu magaalooyinka sida Gaalkacyo, Garoowe, Laascaano, Qardho, Qandala iyo Boosaaso laga sameeyo mudaaharaadyo balaaran oo looga soo horjeedo siyaasada Koranaylka. Waxaa dhici karta in arintaasu soo afjarto dabkii, dilkii iyo khiyaamadii uu kula wareegayey wadankiisa.

Haddaan nahay Beesha Cumar Maxamuud waxaa naga go'an in aan kaalintayada ka qaadano howlahaas kor ku xusan anagoo la kaashanayna walaalahayaga kale ee magaalooyinka Puntland.

Waxaa nasiib darro ah in uu hadda fadhiyo Garoowe isagoo leh Baarlamaan iyo xukuumad baan isugu yeerayaa iyadoo ay hadda hooyooyinkii degaankaasi ufadhiyaan tacsi ka dib markii wiilal badan oo gobalka Nugaal u dhashay uu uwaday meeshii dhiigoodu yaalay. Tiro badan oo dadkii degaanka ahaana ay hadda xabsiga ugu jiraan.
Waxaa tahniyado diraya Raadiyeyaal iyo Website-yo taageera kornaylka halka dadkayaga waxgaradka ahi ufadhiyaan tacsida. Toloow yaan naloo qaban waxa sufahadayadu falayso.

Anaga reer Mudug ahaan waxaa iyana goobtii la dhigay dad badan oo kasoo jeeda gobolka Mudug.

Dhamaan beelaha dega Mudug intoodii taageertay C/hi hadda waxay garteen inay khaldanaayeen wayna shirsanyihiin kuligood iyagoo la filayo inay soo saaraan baaq ay uga soo horjeedaan kornaylka. Waxaana laga filayaa xataa hadday keenayso dagaal kale in ay ka qaybqaataan si ninkaan wadanka uu udhaafo.

Ugu dambayntii waxaan u sheegaynaa Koranaylka inuu ka waantoobo dagaalka uuna raali galin ka bixiyo wuxuu sameeyey kuna soo celiyo hubka iyo hantida uu hayo odayaasha degaanka iyo shacabka.
Waxaan kaloo u sheegaynaa in aan la isku helin madax noqosho iyo madax goynta dadka ehelka ah.

Inkastoo Beeshaydu intooda badan ay kasoo horjeedaan dagaal oogahaas haddana waxaan qaadanay khaladka ah inaan qaban waynay oo aan kusii daynay walaalahayagii kale.

Hadda Beesha waxaa ka go'an in qaybta ugu badan aan ka qaadano wax kasta oo lagu soo afjarayo xukunka ninkaas ku soo noqday ehelkiisa.

Waakaan dad badan oo Beesha ah oo rag iyo dumar leh oo ku saxiixan bayaankan:

1. C/Wali Maxamuud Gurey
2. C/Risaaq Ibraahim Yuusuf
3. C/Waaxid C/hi Khaliif
4. C/Naasir Maxamuud Ciise
5. C/Qani C/hi Khaliif
6. C/Rashiid Maxamuud Xaashi
7. C/Daahir Jaamac Barre
8. Axmed Maxamuud Xaashi
9. Dayib C/Salaam Khaliif
10. Saciid C/Salaam Khaliif
11. C/hi Cubeed Aadan
12. Maxamed Jamac Hirsi
13. Khalif Shiikh Hussein
14. Axmed Maxamed Xuseen
15. C/risaaq Maxamed Xirsi
16. Mahad C/laahi Caynab
17. Maxamed Cabdi Madoobe
18. Salim Shiikh Xuseen
19. Farah Maxamed C/dille
20. Axmed Daqare
21. Bukhari Xuseen Jama
22. C/raxman Maxamed Xirsi
23. C/risaq Yasiin
24. Cali Cabdi Xuseen
25. Engineer Axmed Katara
26. Aamina Axmed Cali
27. Aamina Xaaji Cali Ciise
28. Amaal Aaden Camey
29. Axmed C/qaadir Ax/cirro
30. Barni Cali-Jidib
31. C/casiis Maxamed Geelle
32. C/kaafi-Shiino Maxamed Geelle
33. C/majiid C/llaahi Nuur-Godane
34. C/raxman C/llahi Nuur-godane
35. C/risaaq Axmed-Gorod Jaamac
36. Cabdirisaaq Yuusuf Cilmi
37. C/salaam Maxamed Bulxan
38. C/salaam Maxamed Ciise Salwe
39. C/llaahi Max'ed-dhere Diiriye Nuur
40. C/llaahi Y. Jaamac-Nuur
41. Cali Ciise Salwe
42. Cali Xasan W/awdoon
43. Cumar Maxamed Aaden
44. Faadumo Axmed-gorod
45. Faadumo Faaraxa Xasan Jaamac
46. Fartuun Cali Aw-Cabdi
47. Faysal Cabdi Siciid
48. Ibrahim Shiikh Axmed Isaxaaq
49. Madar Half Darawal
50. Xabiib Cabdisalaam
51. Muse cabdullahi adan raadweyn
52. Ahmed mohamuud mire
53. Cabdirashid yasin bare
54. Cabdicasiis cabdirasir xaji huseen
55. Cali afgub
56. Asad afgub
57. Cabdi Yasiin Cali bare
58. C/raxman Cali faaqo
59. Xirsi xaaji jamac
60. Catoosh abshir xirsi
61. Da'uud xaaji cabdule
62. Jamac xirsi xaaji
63. Cumar yusuf ganey
64. Mahad cabdullahi awadan
65. Shiikh cabdurur bashiir ali
66. Maxamud wayne cilmi calas
67. Cabdirisaq diriye cabdi
68. Cabdulqadir Adan tera
69. Ahmed ali tarrey
70. Catoosh abdi waxaad
71. Ibraahim Macallin Axmed
72. Ilhaan Ib/him C/llaahi
73. Jawaahir Samantar Cilmi
74. Khadiijo Cumar Ismaaciil
75. Leyla Cabdalla Ciid
76. Liibaan Axmed-gorod Jaamac
77. Liibaan Axmed Cali-jidib
78. Liibaan Maxamuud Y. J/nuur
79. Luul-shiino Guuleed Muuse
80. Maryan Geelle Muuse
81. Mahdi Maxamed Xasan-cadde
82. Maxamed Cabdalla Ciid
83. Maxamed Cabdi Cali-jidib
84. Max'ed C/qadir A Cirro
85. Maxamed C/samed Xirsi-dhaqe
86. Maxamed Cali Farax Cilmi
87. Maxamed Cali J/nuur
88. Maxamed Cali-siciid Yuusuf
89. Maxamed Cali W. Awdoon
90. Maxamed Cawil Jaamac-nuur
91. Maxamed Sh. Maxamed Xirsi
92. Maxamuud Siciid Xirsi
93. Nuuruddiin Bulxan Warsame
94. Rabiile Siciid Beyle
95. Safiyo Max. Cali-barre Bootaan
96. Sahra Aaden-camey Maxamed
97. Sagal Maxamuud Ciise Salwe
98. Sahra M. Cali-barre Bootaan
99. Samsam Xasan Jaamac-nuur
100. Siciido Yuuaud Guure
101. Sucaad C/samed Xirsi-dhaqe
102. Ubax Axmed-gorod Jaamac
103. Umulkhayr Maxamed Ciid
104. Xaawo Xasan Waaberi
105. Xaawo Cabdi Cali-jidib
106. Xaawo Cumar Warsame
107. Xaawo C/raxmaan Cali-gaashaan
108. Xaawo Faarax Cilmi
109. Xaawo Ruundage
110. Yuusuf-dhaashaqo Max'ed Shirwac
111. Yuusuf Sheikh Daahir
112. Yuusuf Cumar Xuseen
113. Abshiro Bulxan Warsame
114. Sacdia Qorane Maxamed
115. Hana C/llahi-maddar Xaaji Cali
116. C/Naasir Maxamuud Guray
117. Aadan Shire
118. C/Weli Caynab Dige
119. Kaamil Cali Cabi
120. Axmed Cabdi Daad
121. Caydaruus garaase xassan
122. Haruun ismail
123. Said xaji cabdule
124. Said abdirahman
125. Mursal cadulaahi xaad
126. Qoodar abdikarim osmaan
127. Cali geesdiir
128. Axmed C/laahi Cilal
129. C/raxman Xirsi shire dhuudhi
130. Daahir cabdinasir xaji husen
131. Bashiir Shaqaaqo Geesiga
132. Ina Dooyow
133. Maxamed Xirsi shire Codka
134. Maxamud Shaqaaqo
135. C/qani Dhaashane
136. Cali C/dille Codweyne
137. Mahad C/laahi Codweyne
138. Maxamed Axmed Xaaji
139. Maxamed C/dile Shiidle
140. Maxamud Cali Garoowe
141. Maxamud Jamac Xirsi Badwi
142. Dhagaweyne C/dille Shiidle
143. Axmed Abshir Xabeeb
144. Axmed Xirsi Faruurdheer
145. Black C/dile Shiidle
146. C/laahi Daahir Farax Sayga
147. C/laahi Jamac Noor
148. Kaysar Xuseen C/dille
149. Maxamed Axmed Xaashi
150. Mukhtar Gowsa , Arile
151. Mustaf Cabdi Cali


152. Makhtal Cabdi Bidar
153. Khalif Xuseen Noor
154. Aadan khalif Xaaji Jamac
155. Cawil Farax Xasan
156. C/qaadir Xasan
157. C/fitax Maxamed Osman Golnug
158. Mustafe Maxamed Osman Golnug
159. Xasan Osman Farax
160. C/daahir qaarmadoobe
161. C/rishiid Abshir Xirsi Bille
162. Xirsi Axmed Aadan
163. C/risaaq Warsame Gurey
164. Aadan Yusuf Warsame Gurey
165. Axmed Siciid xaaji Jamac
166. C/casiis Dhaashane
167. C/fitaax Siciid Xaaji
168. C/nuur Qarboobe
169. C/samad Yusuf Nuur
170. Xuseen C/rishiid X Xusen
171. Yusuf Khalif Xaaji
172. Cali Xuseen Geestir
173. Axmed Gacamay
174. C/risaaq Yusuf Afsagaaro
175. Bashiir Cabdi Cali bare
176. C/qaadir Dalmar
177. Maxamed Muuse Kalokalow
178. Saleeban C/laahi Maxamed
179. Cumar C/hi Xirsi
180. C/Naasir Biixi Soofe
181. C/Qaadir Khaliif Axmed
182. C/Raxmaan Axmed Maxamuud
183. Aadan C/hi Cali

 

Wixii Faahfin intaa dheer kala xiriir:

1- Maxamed Shiikh Xirsi e-mail: xumbul@hotmail.com
2- C/Waaxid C/hi Khaliif e-mail: abdi_wahid@hotmail.com
3- C/Naasir Maxamuud Guray e-amail: abdinasirguray61@hotmail.com
4- Khaliif Nuur Dirir e-mail dirir12@yahoo.co.uk
5- Cumar C/hi Xirsi e-mail omargarweyne@hotmail.com

Asalaamu calaykum

 



Opinions expressed in this columns are those of the authors and not necessarily those of Mudugonline
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo tan Mudugonline.





Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001