Wararka Mudugonline


Qoraalada Maanta ee akhristayaasha waxaa ka mida:

>BBC-da Markhati waxa Puntland ka dhaca kama noqon karto
>
The BBC Somali Section's Daily & Deadly Broadcasts
>
GEN. CADE MUSE IYO PL YAW GARNAQI DOONA!
>
Dagaalka Dadkeena lagu barakiciyey inaga Dibadaha joogaanaa bixinay

BBC-da makhraati waxaa puntland ka dhaca kama noqon karto.

BBCda waxaa Madax u ah Yuusuf Garaad oo haddii uuna Madaxa BBCda noqon lahay la hubo in uu Isbahaysiga Dooxada Jubo xubin muhiim ah ka noqon lahaa, sidoo kale waxaa Yuusuf Garaad ka hoos shaqeeya oo aan xaga Nacaybka Puntland ka dhicin Shaqaale badan oo reer Somaliland ah oo u arkaan in ay dani  Burburka Puntland ugu jirto, waxaanay Isbahaysiga BBCda haysta ee ka kooban Carte iyo Somaliland u arkaan in ay Maaliishiyooyinka Jamac Cali Jamac iyaga nasinayaan oo ay qabanayaan Shaqdii ay iyagu qaban lahaayeeen.

Aragtida ay Shaqaala BBCda Laanta Afsomaligu ka qabaan Jamac Cali Jamac iyo taageerayaashiisa ee ah in ay yihiin Difaaca koobaad ee Isbahaysiga Galgaduud Kismanyo ku difaacaysay iyo Gacantii ay Somaliland Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ku goosanaysey wax baa ka jira gaar ahaan markii la tixgaliyo qodobadan.

·        Jamac Cali Jamac uma imaan Puntland si uu Madaxweynaha Puntland u

     noqdo oo Taladu isaga kama soo go´in ee wuxuu ahaa Imaatinkiisa uu

     Puntland yimid Qorshe ay Carte, alitixaad iyo Somaliland soo qaban

     qaabiyeen.

·        Dagaalkiisii ugu horeeyey ee uu Maamulka Puntland ku qaaday wuxuu ku

     beegay waqti lagu gudajiray Dagaal Kismanyo lagu xoraynayo wuxuuna ku

     guulaystay in uu xorayntii Kismayo fashiliyo iyo in uu Nabsigii Kismanyo

     laga galay maanta Puntland kor hogto.

·        Markii ay Dadku ku khaldameen oo Maamulkii dartiis loo burburiyey

     wuxuu bilaabay in uu Puntland beel Beel u kala tuuro.iyo in uu Dhaqaalihii

     puntland Carte iyo Cid aan ka istaahilin siiyo.

·        Ku Jeel noqoshada uu Jamac Cali Jamac Shirka Eldoret Isbahaysiga

     Dooxatada Galgaduud ku jeel noqday ayaa ka Makhraati kacaysa in uu iyaga

     ka mid ahay.

·        Eedaynta Jamac Cali Jamac iyo taageerayaasiisu markasta ay

     Moorgan u soo jeediyaan ayaa tusaale Cad u ah in ay Cidkale u raran

     yihiin

·        Ka dhul bilaabita uu Cade Muuse oo Labatan sano Somaliya ka maqnaa uu

     Hargaysa ka soo dhul bilaabay iyo Heshiis Hoosaadka uu maamulka

     Hargaysa la galay ayaa qeexaysa  Dhumucda Shirqoolka Puntland lala

     maagan yahay iyo Heerka ay taageerayaasha Jamac Cali Jamac

     hirqoolkaaskaas ka ciyaarayaan.

·        U Cararka Ninkii alli e ha u naxariistee Gudoomiyihii Qardho Cabdirsaaq Maxamed Jaamac(Boobe) dilay uu Hargaysa u cararay ayaan iyana ahayn arin iska  dhacday,  gaar ahaan Markii la fiiriyo waxa ay Somaliland waayahan danbe waday.

·        Hubka Culus ee ay Somaliland, Carte iyo Alitixaad ay Jamac Cali Jamac

     siisay ayaa ka makhraati kici cida ay taageeerayaasha Jamac Cali Jamac u

     adeegayaan

·        Eedaynta uu Maamulka Puntland ku eedeeyey wixii Laascaanood ka

     dhacay ayaa ku tusaysa in uuna Jamac Cali Jamac Puntland iyo

     Dastuurkeeda dan ka lahay loona soo diray in uu Puntland kala didiyo.

·        Dabac la´aanta iyo Heshiiska uu diiday waqtigan ay Somaliland bar Puntland in ay goosato ay damacsan tahay iyo Abaabulka Dagaal ee waqtigaas xasaasiga ah ku soo beegmay iyo waliba dhabarjabinta uu Puntland la maaganaa haddii Somaliland soo dhaqaaqi lahayd ayaa ku tusaya shaqa jamac cali jamac loo soo diray

·        Jamac Cali Jamac iyo Cade Muuse arintoodu marka way ka wayntahay sida loo ekaysiinayo ee ah labeeshe Harteed bay u Qoodho wayn tahay ee waxaa cad in ay qayb ka yihiin Qorsha Muuse Suudi ka qawsiiyey.

Maadaama marka Jamac Cali Jamac iyo Cade Muuse ay Danaha alitixaad, Isbahaysiga Dooxda Jubo, Carte iyo Somaliland u adeegayaan waxaan Ninna caad ka saarayn in ay BBCdu Laanta Afsomaligana ay isku bah yihiin, sidaasna aanay BBCdu Laanta Afsomaligu waxa Puntland ka dhacay makhraati uga noqonkarin.

Waxaa kale oo meesha ku jirtay in Ninka reer Puntland ah ee ay BBCda Laanta Afsomaliga isku bah noqdaan ama ay buunbuuniso in uu yahay Nin Cadowga Puntland u shaqaynaya, Puntland uuna Boos ku lahayn,.maxaa yeelay BBCdu Laanta Afsomaligu waxay noqotay halbeega Nacaybka Puntland lagu beego.

mahadsanidin

m. jagne


S H A S N A MediaWatch

Nairobi, Kenya
[2 January 2003]

Blame It on the BBC
The BBC Somali Section's Daily & Deadly Broadcasts

Its Mogadishu Reporter, the Clan Agenda and the Abuse of Public Trus
t

SHASNA MediaWatch has always revealed to its readers about the biases and political agenda of the Head of the BBC Somali Section - currently the acting head of the Africa Department - and his Mogadishu reporter, Mr. Hassan Barise, also a member of the sub-clan. It is an agenda that in private and in public advocates for the political supremacy of the clan.

The two gentlemen alternately use the BBC Somali Section airwaves, and sometimes that of Focus on Africa, to disrupt and destabilize their clan political nemesis, regions, leaders and anyone else who dares oppose their prevailing wisdom and that of their clan, as clearly on an interview with a certain Mogadishu warlord on 20 December 2002, been aired on the airwaves of the Section. That interview, heavily promoted by the section, in clear terms argued for a clan mandate of making sure that Somalia, by "hook or crook," must be ruled by a member of the clan. Of course reasonable Somalis have repudiated and rejected the hate filled words of the warlord aired on Her Majesty's esteemed airwaves, but the BBC Somali Section has yet to! Hate has no place and is no longer tolerated anywhere in the world, but it sure has found home and stealthily flourishes in Her Majesty's airwaves.

The BBC facilitated clan propaganda, misinformation and destabilization policies have reared their ugly heads in all of Somalia's recovery zones, and they continue on a daily basis. Their political misinformation has effected the livelihoods of all Somalis; it has brought on death and debilitation in peaceful regions, between peaceful clans and between peaceful regions; and saddest of all, their political propaganda and made up news continuously and blindly supports despots, ruthless clan warlords and fundamentalist groups, such as the ARTA Faction and friends.

We always knew we were not alone in this fight against this British taxpayer supported BBC Somali Section; but we never thought we would come across a simple depiction of the BBC Somali Section and reporters in the form of a cartoon nefariously spitting bombs and bullets (Click here: a YAMAYSKA Cartoon depicting a Certain BBC Somali Section Reporter - 31 December 2002.) It sure has been quite a wait and worth its weight in gold; but as they say, "one picture is worth thousand words" could never have been more truer! What an astounding end to the year 2002!

It is our estimation that peace would be difficult to prevail in an atmosphere of first class hate-mongering, misinformation and daily propaganda geared to create clan animosities. We hope the world would take notice. We hope hate and lies would be halted on Her Majesty's airwaves. Amen!

_________________
Sydney Smith by LADY Holland: "Truth is justice's handmaid, freedom is its child, peace is its companion, safety walks in its steps, victory follows in its train; it is the brightest emanation from the Gospel; it is the attribute of God."
_________________

SHASNA* Editorial Board
cc: SHASNA Members
______________________________________________
*SHASNA is a worldwide advocacy group. It stands for the unity and peaceful coexistence of the Somali people. It supports the creation of a federal system of governance to safeguard the tenuous peace and the emerging free markets of Somalia's Recovery Zones and all other safe zones. It supports the promotion of good governance and democracy. SHASNA encourages corporate and individual investments in Somalia's Recovery Zones in areas of health, education, information technology and media. Shantasomali@aol.com
______________________________________________


GEN. CADE MUSE IYO PL YAW GARNAQI DOONA!

Gen. Cade Muse ee uu dhalay Xaji Muse Boqor ayaa wuxuu ahaan jiray Militay ataajiga Somaliya ee Kanada inta aanu ku soo biirin Jabhaddi SSDF ee Abdullahi Yusuf uu madaxda ka ahaa. Gen.Cade intuusan soo gaarin goobihii ay dagaalada ka socdeen ayaa ciidamadii safka hore ee SSDF waxay si laab la kac ah u soo dhoweeyeen imaanshihiisa iyagoo ka filayey in uu u soo hooyn doono guulo lama illaawaan ah.

Markuu muddo la joogay Jananka ciidamadiisa ayaa Taliye-Ku-Xigeenkisii wakhtigaas wuxuu ka dhax maqlay ciidamadii oo leh "Cade Ma Cada". Markaas ka dibna , Cade wauxuu goostay in uu meeshii uu ka yimid uu dib ugu noqdo. Intaas ka dibna waxaa dhacay dagaalkii sokeeye ee qof ahaan Gen. Muse dhib gaar ah u geystay , waxaana lagu dilay aabihiis Xaji Mus Boqor (Allaha u naxariistee), xoolo badana waa looga dhacay oo badidood ay beesha C/qaasim ay wali xoog ku heystaan.

Iyadoo taasi dhacday ayaa Gen. Muse marna ka qeyb gelin dagaalkii sokeeye iyadoo reekiisa u baahnaa saraakiil sare oo hogaamiya difaaca aagga Mudug iyo tan Kismaayaba.

Si kastoo ay ahaataba, hadana waxaanu maqalnay isagoo cadawga PL ee Koonfur iyo waliba Waqooyi Galbeed la shaqeenaya taas oo wadaniyadda iyo midnimada Somaliyaba lidi ku ah.

Waxaana hubaal ah in khaatimo xumo uu ku dambeyn doono, xaalkiisan uu labo midkood uu noqon doono:- 1. In buuraleyda Dhudo oo ka dhib badan tii SSDF ay ku khasbi doonto in uu meeshii uu ka yimid sida caadada u heyd uu ku laabto halkaas uu 20ka sano inta ka badan uu deganaa oo ah Kanada. 2. Haddiiba nolol lagu qabtana uu ku jiri doono xabsiga sidii Mohamed Xaji Aadan ilaa dawlad Somaliyeed laga dhiso.

Aakhirkiina anigoo la yaaban garashada xumida ninkaan ayaan waxaan soo xasuustay gabayga soo socda anigoo ogsoon in uu yahay nin Hargeeysa soo maray oo C/qasim u shaqeenaya sidii Jaamac Cali Jaamac oo Qanyare gudoomiyaha ugu ahaa shirka Eldorat ee akhris wanaagsan :-

Guuleystayaal kuu dhashaa waa gargaar simane Gablan harago isgudayaa jiroo gabari dhaantaaye Gablan caasi ah iyo waalidkii (Puntland) yaw garnaqi doona...

A.O.Dirie


Dagaalka Dadkeena lagu barakiciyey inaga Dibadaha joogaanaa bixinay

Dilid, Qixin, Dhacid, Kufsi iyo Barakicin ka dib Dad badan oo cayr mucsur ah Dagaalkii Sokeeye ku noqday, faro marnaana Dibadaha ku yimaadeen, waxaa u suurto gashay in ay helaan Meelo ay wax ka soo galaan sida Lacagta Qoxootinimada lagu qaato ama in ay iyaguba shaqaystaan..

Dadkaasi Lacagtaa kaligood iskumana koobin ee Waxay iyaga oo adeegsanaya Qaabka Xawaaladaha.wax ka siiyaan Dadkii Eheladooda ahaa ee aanay u suurto galin in ay Dibada u soo baxaan, Qaarna waxa ayba bilaabeen in ay Hanti ma guuraan ah Meelihii ay Beelahoodu daganaa dib uga dhistaan si ay ugu suurto gasho in ay markale Wadankii dib ugu laabtaan.

Haddaba tiro badnida Dadka Wadankii wax u Xawilanaya waxay keentay in ay unkaman Shirkado Xawaalado oo xoog badan una badan kuwo ay leeyihiin Beelihii iyagu wax soo qixiyeen ee la wareegay dhamaan wixii laga soo qaxay.

Shirkadaahaas Xawaaladaha oo badankood lagu aasaasay Hantidii boolida ahayd waxay ka helaan Lacagaha lagu xawilanayo Faa´iido aan la koobi karin. waxaanay Faa´iidadii ay ka heleen Lacagta ay Dadkii la qixiyey soo xawisheen u isticmaalaan shirkadahaasi markale haddana in ay Dadkaas intii ka hadhay Lacagtaas ku barokiciyaan, maxaa yeelay waxay shirkadahaasi faa´iidadaas ku maal galiyaan Beelahooda si ay ugu guulaystaan Dagaalada gardarada ah ee ay Beelahoodu ku doonayaan in intii ka hadhay Dadka ku barakiciyaan amaba ay ku doonayaan in ay kula wareegaan hantida ma Guuraanka ah ee ay dhisteen kuwii soo qaxeen ee sabab u ahaa in ay Shirakadahaasi xoolaystaan.

Si xun u adeegsashada Lacagtaa ay Shirkadahaasi si xun u adeegsanayaan kuma eka intaa ee waxay faraha kula jiraan Siyaasada Somaliya oo iyadoo adeegsanaya Laalush ayey abuuraan Xasarad lagu barakiciyo Kumanyaal kun oo Qof .waxayna laalushaan Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Beelaha la barokicin rabo. sida ka dhacday Kismanyo iyo Puntland oo la dhihikaro Dadkooda dibada jooga oo aan ka fiirsan Shirkada ay wax ku xawilanayaan ayaa danbiga wax ku leh.

Haddaba inkasta oo ay Shirkado Xawaalado oo badan ay jiraan haddana Beeluhu way ku kala gadisan yihiin wax ku dirsiga Shirkadahaa oo meesha Beelaha Hawiye iyo Isaaq haddii aanay Duruufku ku kalifin aanay ku xawilan Shirkad Nin Beelkala ah leeyahay waxaad moodaa in ay Daaroodka dantood ahayn meesha ay wax ku xawilanayaan, taas oo keenta in ay Shirkadaha Beelahakale ku dhuftaan Dhaqaale xad dhaaf ah oo ay u adeegsadaan xaga Siyaasada.

Waxaayna Khibradu ina tusisay in haddii sadex Mukhaayad ama sadex Dukaan ay sadex Nin oo midi Daarood, midna Hawiye, midina Isaaq yahay kala furtaan oo ay meeshaas Mukhaayadahaas ama Dukaanadaas laga furay ay sadexda Beelood ee kala ah Daarood, Hawiye iyo Isaaq ba ku wada nool yihiin waxaa xaqiiq ah in Nin Hawiye ah ama Nin Isaaq ah uuna Mukhaayad ama Dukaan kale ee aan ka Beeshooda ahayn galayn haddii aanay Duruufi ku kalifin, meesha Daaroodku ay meelkasta isaga galaan, xadna aanay u lahayn waxaana la dhihikaraa arintaas waa tan keentay in Hawiye iyo Isaaq xaga Baayacmushtarka Daaroodka ugu fiicnaadan, maxaa yeelay waxay haystaan Kalyanti ma guuraan ah oo Beeshooda ah iyo mid Dool ah oo Daaroodka ah, waxaana cad in ay Shirkada xawaaladaha ee Beelahaasna sidaas yihiin oo ay sidaas ku Lacagaysteen.

Shirkada laftooda ayaa xataa ku kala gadisan xaga u xusul duubashada Siyaasada oo meesha Shirkadaha ay Daaroodku leeyihiin aanay Shilin baraokicin Beelo kale ku bixinayn waxay kuwa Isaaq iyo kuwa Hawiye ka qayb qaataan arimo Siyaasad oo barokicin Beelaha kale keenikarta waxaan taas tusaale u ah waxa ay hadda ka Puntland wadaan, horayna Kismanyo uga sameeyeen.

Qadiyad adayga Beelaha kale waxaa kale oo laga dhadhansan karaa BBC da Laanta Afsomaliga iyo qaabka ay u shaqayso oo aan iyadu ka gaban in ay u adeegto Danta Beelaha haysta BBCda Laanta Afsomaliga ee Hawiye iyo Isaaq

Hadaba maanta mar haddii aanay Shirkadahaasi Siyaasada ka maqnayn kana maqnaan doonin waxaan qabaa lama joogo waqtigii la is aaminijiray ee waxaa la jooga waqtigii la xisaabtami jiray.

Mahadsanid
m.jagnr



Opinions expressed in this columns are those of the authors and not necessarily those of Mudugonline
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo tan Mudugonline.





Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001