Wararka Mudugonline


Bayaan ka soo baxay beesha Cumar Maxamuud ee London

Ku: Guddiga Cumar Maxamuud ee Puntland

Ku: Gudiyada Cumar Maxamuud ee dibadaha

Ku: Dhamaan umadda Soomaaliyeed

Waxaa waqtigu noo saamaxay inaan halkaan idin kuu soo gudbino taladayadii ku aadanayd dilkii Suldaan Hurre Allaha u naxariistee hadaan nahay dadkayaga Cumar Maxamuud ee London jooga.

Waxaa aad noogu adkaatay oo mahadho nagu reebtay falkii waxashnimada ahaa ee ka dhacay Kalabayr ee lagu dilay Suldaanka. Waxaan yeelanay kulamo aad ubadan si aan usoo saarno maqaal loo dhanyahay. Waxaan isku daynay inaan aragno dadka matala beeshan ee jooga London.

Waxaan gudiga gudaha ee beesha ka codsanaynaa:

1-In horta ay  cambaareeyaan wixii gaystay falkaa waxashnimada ah ee aan horay looga arag degaankaas.

2-In ay maxkamad soo taagaan cidii gaysatay dembigaas.

3- In ay ka shaqeeyaan si uusan mar dambe udhicin ficil noocaas oo kale ah.

Waxaa naga go’an in aan u hogaansano waxa ay diintu Islaamku ka qabto arintaas oo dadkii laga dilay Suldaanka xaqooda la mariyo.

Sidoo kale hada kadib wixii ka yimaadaa walaalaha dhexdooda in aan mar walba aan  taageerayno xaqa iyo cida saxda ah. Kii dulmi wada si wada jir ah ayaan gacanta u qabaynaynaa.

 Sida oo kale anagoo ka duulaynaa Xadiiskii Nabiga Sala-Allaahu Calayhi Wasalam ee micnihiisu ahaa u gargaar walaalkaa hadii uu gardaranyahay iyo hadii laga gardaranyahay.

Waxaan nasiib daro noqotay iyadoo ay Soomaaliya ku jirtay dagaal sokeeye mudo dhan 12 sano oo aan intii badnayd ka badbaadnay dhibaatada in hada aan kusoo afjarno in dadkii bir ma geydada ahaa oo xataa beelaha kale tixgalin jireen in anagii aan maalin cad, wado bartankeed, dumarkii iyo caruurtii oo dhooban halkaas la dhigo.

Waxaan kusoo gabagabaynaynaa in hadaan nahay jaaliyada beeshaas ee degen London aan mar walba xaqa xagiisa raacno dadka dulmiga wadana aan meel uga soo wada jeesano.

Waa kan liiskii magacyadii Cumar Maxamuud

  1. Aamina Axmed Cali                                      
  2. Aamina Xaaji Cali Ciise                                           
  3. Amaal Aaden Camey                                                
  4. Axmed C/qaadir Ax/cirro                              
  5. Barni Cali-Jidib                                                         
  6. C/casiis Maxamed Geelle                                        
  7. C/kaafi-Shiino Maxamed Geelle                             
  8. C/majiid C/llaahi Nuur-Godane        
  9. C/raxman C/llahi Nuur-godane                                
  10. C/risaaq Axmed-Gorod Jaamac       
  11. Cabdirisaaq Yuusuf Cilmi                                                     
  12. C/salaam Maxamed Bulxan                                     
  13. C/salaam Maxamed Ciise Salwe                 
  14. C/llaahi Max'ed-dhere Diiriye Nuur
  15. C/llaahi Y. Jaamac-Nuur                                          
  16. Cali Ciise Salwe                                                        
  17. Cali Xasan W/awdoon                                   
  18. Cumar Maxamed Aaden                                          
  19. Faadumo Axmed-gorod        
  20. Faadumo Faaraxa Xasan Jaamac                            
  21. Fartuun Cali Aw-Cabdi 
  22.    Faysal Cabdi Siciid                                                                            
  1. Ibraahim Macallin Axmed                                        
  2. Ilhaan Ib/him C/llaahi                                   
  3. Jawaahir Samantar Cilmi                                         
  4. Khadiijo Cumar Ismaaciil                             
  5. Leyla Cabdalla Ciid                          
  6. Liibaan Axmed-gorod Jaamac                                 
  7. Liibaan Axmed Cali-jidib                                          
  8. Liibaan Maxamuud Y. J/nuur                                               
  9. Luul-shiino Guuleed Muuse                                     
  10. Maryan Geelle Muuse                     
  11. Mahdi Maxamed Xasan-cadde                                
  12. Maxamed Cabdalla Ciid                                           
  13. Maxamed Cabdi Cali-jidib                                       
  14. Max’ed C/qadir A Cirro                               
  15. Maxamed C/samed Xirsi-dhaqe                              
  16. Maxamed Cali Farax Cilmi                                      
  17. Maxamed Cali J/nuur                                   
  18. Maxamed Cali-siciid Yuusuf            
  19. Maxamed Cali W. Awdoon  
  20. Maxamed Cawil Jaamac-nuur                                             
  21. Maxamed Sh. Maxamed Xirsi                                 
  22. Maxamuud Siciid Xirsi                                             
  23. Nuuruddiin Bulxan Warsame                                               
  24. Rabiile Siciid Beyle                                                              
  25. Safiyo Max. Cali-barre Bootaan      
  26. Sahra Aaden-camey Maxamed 
  27. Sagal Maxamuud Ciise Salwe                                          
  1. Sahra M. Cali-barre Bootaan                                              
  2. Samsam Xasan Jaamac-nuur                                               
  3. Siciido Yuuaud Guure                                   
  4. Sucaad C/samed Xirsi-dhaqe                                               
  5. Ubax Axmed-gorod Jaamac                                     
  6. Umulkhayr Maxamed Ciid                                       
  7. Xaawo Xasan Waaberi                                             
  8. Xaawo Cabdi Cali-jidib         
  9. Xaawo Cumar Warsame       
  10. Xaawo C/raxmaan Cali-gaashaan                            
  11. Xaawo Faarax Cilmi                                                 
  1. Xaawo Ruundage                              
  2. Yuusuf-dhaashaqo Max’ed Shirwac                        
  3. Yuusuf Sheikh Daahir                                               
  4. Yuusuf Cumar Xuseen                                              
  5. Abshiro Bulxan Warsame                            
  6. Sacdia Qorane Maxamed                                         
  7. Hana C/llahi-maddar Xaaji Cali                               
  8. C/Naasir Maxamuud Guray
  9. Aadan Shire
  10. C/Weli Caynab Dige
  11. Kaamil Cali Cabi
  12. Axmed Cabdi Daad
  1. C/Wali Maxamuud Gurey
  2. C/Risaaq Ibraahim Yuusuf
  3. C/Samad Cali Xaashi Geele
  4. C/Waaxid C/hi Khaliif
  5. C/Naasir Maxamuud Ciise
  6. C/Qani C/hi Khaliif
  7. C/Rashiid Maxamuud Xaashi
  8. C/Daahir Jaamac Barre
  9. Axmed Maxamuud Xaashi
  10. Dayib C/Salaam Khaliif
  11. Saciid C/Salaam Khaliif
  12. Maxamuud Yuusuf Ciise
  13. C/hi Cubeed Aadan
  14. Maxamed Jamac Hirsi
  1. Khalif Shiikh Hussein
  2. Axmed Maxamed Xuseen
  3. C/risaaq Maxamed Xirsi
  4. Mahad C/laahi Caynab
  5. Maxamed Cabdi Madoobe
  6. Salim Shiikh Xuseen
  7. Farah Maxamed C/dille
  1. Axmed Daqare
  2. Bukhari Xuseen Jama
  3. C/raxman Maxamed Xirsi
  4. C/risaq Yasiin
  5. Cali Cabdi Xuseen
  6. Engineer Axmed Katara
  7. Ibrahim Shiikh Axmed Isaxaaq
  8. Madar Half Darawal
  9. Xabiib Cabdisalaam
  10. Muse cabdullahi adan raadweyn
  11. Ahmed mohamuud mire
  12. Cabdirashid yasin bare
  13. Cabdicasiis cabdirasir xaji huseen
  14. Cali afgub
  15. Asad afgub
  16. Cabdi Yasiin Cali bare
  17. C/raxman Cali faaqo
  18. Xirsi xaaji jamac
  19. Catoosh abshir xirsi
  20. Da’uud xaaji cabdule
  21. Jamac xirsi xaaji
  22. Cumar yusuf ganey
  23. Mahad cabdullahi awadan
  24. Shiikh cabdurur bashiir ali
  25. Maxamud wayne cilmi calas
  26. Cabdirisaq diriye cabdi
  27. Cabdulqadir Adan tera
  28. Ahmed ali tarrey
  29. Catoosh abdi waxaad
  30. Caydaruus garaase xassan
  31. Haruun ismail
  32. Said xaji cabdule
  33. Said abdirahman
  34. Mursal cadulaahi xaad
  35. Qoodar abdikarim osmaan
  36. Cali geesdiir
  37. Axmed C/laahi Cilal
  38. C/raxman Xirsi  shire dhuudhi
  39. Daahir cabdinasir xaji husen
  40. Bashiir Shaqaaqo Geesiga
  41. Ina Dooyow
  42. Maxamed Xirsi shire Codka
  43. Maxamud Shaqaaqo
  44.  C/qani Dhaashane
  1. Cali C/dille Codweyne
  2. Mahad C/laahi Codweyne
  3. Maxamed Axmed Xaaji
  4. Maxamed C/dile Shiidle
  5. Maxamud Cali Garoowe
  6. Maxamud Jamac Xirsi Badwi
  7. Dhagaweyne C/dille Shiidle
  8. Axmed Abshir Xabeeb
  1. Axmed Xirsi Faruurdheer
  2. Black C/dile Shiidle
  3. C/laahi  Daahir Farax Sayga
  4. C/laahi Jamac Noor
  5. Kaysar Xuseen C/dille
  6. Maxamed Axmed Xaashi
  7. Mukhtar Gowsa , Arile
  8. Mustaf Cabdi Cali
  9. Makhtal Cabdi Bidar
  10. Khalif Xuseen Noor
  11. Aadan khalif Xaaji Jamac
  12. Cawil Farax Xasan
  13. C/qaadir Xasan
  14. C/fitax Maxamed Osman Golnug
  15. Mustafe Maxamed Osman Golnug
  16. Xasan Osman Farax
  17. C/daahir qaarmadoobe
  18. C/rishiid Abshir Xirsi Bille
  19. Xirsi Axmed Aadan
  20. C/risaaq Warsame Gurey
  21. Aadan Yusuf Warsame Gurey
  22. Axmed Siciid xaaji Jamac
  1. C/casiis Dhaashane
  2. C/fitaax Siciid Xaaji
  3. C/nuur Qarboobe
  4. C/samad Yusuf Nuur
  5. Xuseen C/rishiid X Xusen
  6. Yusuf Khalif Xaaji
  7. Cali Xuseen Geestir
  8. Axmed Gacamay
  9. C/risaaq Yusuf  Afsagaaro
  10. Bashiir Cabdi Cali bare
  11.  C/qaadir Dalmar
  1. Maxamed Muuse Kalokalow
  2. Saleeban C/laahi Maxamed
  3. Cumar C/hi Xirsi
  4. C/Naasir Biixi Soofe
  5. C/Qaadir Khaliif Axmed
  6. C/Raxmaan Axmed Maxamuud
  7. Aadan C/hi Cali

Wixii faahfaahina waxaad kala xiriirtaan gudigan Cumar Maxamuud

1-      Maxamed Shiikh Xirsi e-mail xumbul@hotmail.com

2-      C/Samad Cali Xaashi e-mail abdisamad2@hotmail.com

3-      C/Naasir Maxamuud Guray

4-      Khaliif Nuur Dirir e-mail dirir12@yahoo.co.uk

5-      Cumar C/hi Xirsi e-mail omargarweyne@hotmail.com


Waxaa na soo gaarsiiyay baaqaan cabdulwaaxid Khaliif email:cabdulwaxid@hotmail.com



Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001