Wararka Mudugonline


Xagee ku dambeeyay dagaalkii Wanlaweyn?

MUQDISHU, 17 Sep 2002 (MOL) -waxaa asbuucii hore ka dhacay dagaal magaalada Wanla-weyn oo ka tirsan gobolka Sh/hoose, dagaalkaas oo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Maleeshiyo xoog ku haysata magaalada iyo nawaaxigeeda ayna isku hayb yihiin Cabdiqasim Salad oo sheegta in uu yahay Madaxweynaha KMG ayaa la sheegay in markii hore laga xoogroonaaday maleeshiyada Cabdiqasim ka dibna uu gurmad degdeg ah uga diray Cabdiqasim magaalada Muqdishu, magaaladiina ku soo noqtay gacantii Mooryaantii xooga ku haysatay.

Haddaba warar Mudugonline si hoose ku heshay ayaa sheegaya in khilaaf ba'an soo kala dhex galay ciidankii u soo gurmaday maleeshiyada Cabdiqasim iyo kuwii Cabdiqasim Muqdishu ka soo diray, khilaafka oo ku salaysan haynta illaaha dhaqaalaha degmada ayaa la sheegayaa in maleeshiyadii beesha Cayr ee awal xooga ku joogtay ay iyagu qaadan jireen daqliga ay ka soo xoogaan dadka deegaanka, waxay si adag uga hor yimaadeen in ciidanka Muqdishu ka yimid la qeybsado dhaqaalaha magaalada, taas oo keentay ciidamadii oo wali isku hor fadhiya kuna heshiin la' dhaqaalaha laga soo dhaco dadka deegaanka..

Dadka deegaanka ayaa waxay ka gadoodeen canshuur baad ah oo maleeshiyada Cayr 10-kii sanno ee dagaalka sokeeya ka qaadayeen, odayaasha Beesha Cayr ayaa hadda waxay dareemeen qatarta ka soo socota gobolada koonfurta oo waqtiba waqtiga ka dambeeya dadkoodu ka gigilanayaan dulmiga lagu hayo.

Mudugonline


Dawlada Ciraaq oo ogalaatay baarayaashaa hubka Qaramada midoobay in ay soo noqdaan.

NEW YORK, 17 Sep 2002 (MOL) Dawlada Ciraaq ayaa ogolaatey in baarayaasha hubka ee Qaramada Midoobey ay dib ugu soo laabtaan waddankeeda.ka dib markii Dawlada Maraykanku ku hanjabtay in ay weerar ku qaadi doonto wadanka Ciraaq. Dawlada Maraykanka ayaa rabta in ay afgabi ku samayso dawlada ciraaq ee Sadaam xuseen, iyadoo u aragta Sadaam in uu carqalad ku yahay siyaasadeeda Bariga dhexe.

Dawlada ruushka oo xiriir dhaqaale la leh Dalwada Ciraaq ayaa iyadu si fiican u soo dhaweysay go'aanka Dawlada ciraaq ugu ogalaatay qaramada midoobay baarayaashooda in ay wadanka dib ugu soo nqodaan, iyadoo Dawlada ruushka sheegtay in aan haatan loo baahnayn in sharci kale laga soo saaro qaramada bidoobay qeybteeda nabad galyada, go'aanka Ciraaqna aysan ku xirayn wax shuruud ah haba yaraatee.

Waxaa isagu wali go'aanka Ciraaq ka biyo diidsan maamulka madaxweyne Buush oo raba in uu gabi ahaanba badalo Dalwada Ciraaq kuna badalo dawlad madax fudud oo wax ka maqasha isaga sida mida hadda uu ka sameeyay wadanka Afganistaan.

Mudugonline


 

ISBAHEYSIGA DOOXADA JUBBA OO XABSIGA U TAXAABAY GANACSATO KA SOO JEEDA BEESHA HARTI DAAROOD

Howlgal lagu magaacamay daqliyeynta degaanka jubooyinka ayaa shalayto galaaftay qaarka mid ah odayada beesha harti daarood ee ku ganacsada magaalada kismaanyo. Howlgalkan oo ay iska kaashanayaan kooxda isbahaysiga dooxada jubbo ama libaxyada galgaduud oo iyagu gacan saar la leh dowlada kmg ee carte lagu soo dhisay ayaa si xowli ah uga socday magaalada dekada leh ee kismaanyo .

Dhamaan suuqyada,gawaarida ,guryaha, iyo beeraha degaanka ayaa lagu soo rogay canshuur qiimaheedu u dhaxeyso 10kun ilaa 4kun sh.so ah ,taasoo runtii kasabtay in ay ka gilgishaan inta badan dadyowga ku dhaqan degmada.

Maleeshiyada libaaxyada galgaduud oo iyagu ah kuwa kaliya ee hubka ku sita degaanka ayey u suurto gashay shalayto iney xabsiga dhigaan tiro 6 oday ah ee ka soo jeeda beesha harti daarood ,halka qaar wararku sheegeen iney labo ka mid ahi duqeydu u dhasheen beesha shiiqaal.

Dhanka kale gen axmed warsame ayey warar ku sheegayaan inuu isla shaleyto qaabilay nabadoono ka dhiidhiyay xariga ganacsatada iyo qaabka ay wax u maamulayaan ciidanka dooxada jubo ee uu isagu ka mid yahay hogaankooda.

MAXAMED GACAL XAFISKA BALCAD.COM MUQDISHO


Qorshe lagu doonayo in Sool iyo Sanaag looga Soogooyo Puntland oo Ka socda Gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka

Minneapolis, MN, USA: Sidda uu AllPuntland Minneapolis u sheegay Axmed Cali Maxamed oo loo Yaqaan Mursal oo isagu ka mid ah odoyaasha jaaliyada Sool, Puntland ee Cariga Maraykanka waxaa socda qorshe uu hormuud ka yahay Profesor Cali Khaliif Galayr qorshahaas oo sidda Mursal sheegay uu ku doonayo inuu gobolada Sool iyo Sanaag kaga soo gooyo maamulada Puntland iyo Somaliland.

Mursal ayaa sheegay in shir ay kasoo qayb galeen dad gaaraya ilaa 500 oo qof oo ka mid ah jaaliyada dibada ee goboladaasi, markii hore loogu talo galay in looga hadlo hurumarinta adeegyada bulshada sidda waxbarashada iyo caafimaadka ee goboladaasi, wuxuu sheegay in wadadiisii samafalka ay u lee xiyeen arimo Siyaasadeed rag uu ku sheegay inay afduubeen hanaankii shirka, wuxuu sheegay in shirkaas ujeedadii la isugu yimid ee Samafalka ayan waxba ka soo bixi markii lagu kala qaybsamay arinka siyaasadeed ee shirka lasoo dhex galiyay, isagoo ku eedeeyay inay sabab u ahaayeen rag uu ka magacaabay Cali Khaliif Galayr iyo Faarax Xuseen Gadle oo sidda uu noo sheegay Mursal isagu (Faarax) iyo Dr. Cali Khaliif kawada tirsanaayeen maamulkii Carta lagu soo dhisay.

Murasl ayaa sheegaya in rag ka mid ahaa maamulkii Carta ay doonayaan inay marka hore meel mariyaan qorshe ah in gobolka looga soo gooyo Puntland ka dibna lagu daro mamaulka Carta...

Waraysi dheer oo uu ku faahfaahinayo arimaha uu ka hadlay ayaanu kala yeelanay Axmed Mursal, ka dhagayso halkaan isagoo cod ah [Riix Halkaan]

AllPuntland.com News


STATEMENT BY H.E. HON. ELIJAH W. MWANGALE, E.G.H, KENYA’S SPECIAL ENVOY

STATEMENT BY H.E. HON. ELIJAH W. MWANGALE, E.G.H, KENYA’S SPECIAL ENVOY FOR
SOMALIA AND CHAIRMAN OF THE IGAD FRONTLINE STATES TECHNICAL COMMITTEE ON
SOMALIA NATIONAL RECONCILIATION PROCESS ON THE OCCASION OF THE JOINT IGAD
PARTNERS FORUM AND U.N. CONTACT GROUP MEETING, 11TH SEPTEMBER 2002, NAIROBI,
KENYA.

EXCELLENCIES

DISTINGUISHED GUESTS

MEMBERS OF THE PRESS

LADIES AND GENTLEMEN


1. MAY I START THIS OCCASION BY REMINDING YOUR EXCELLENCIES, THAT JUST ABOUT THIS EXACT DATE AND TIME, LAST YEAR, 2002 A MOST TRAGIC CRIMINAL ACT AGAINST ALL MANKIND WAS UNFOLDING, BEING EXECUTED BY A BUNCH OF TERRORISTS AGAINST INNOCENT PEOPLE OF THE UNITED STATES OF AMERICA. THEY HAD HIJACKED CIVILIAN COMMERCIAL AIRLINES AND CRASHED THEM INTO THE TWIN TOWERS OF THE WORLD TRADE CENTRE IN
NEW YORK AND INTO THE U.S. DEFENCE HEADQUARTERS AT THE PENTAGON, WASHINGTON D.C. ANOTHER PASSENGER AIRCRAFT WAS CRASHED ON THE GROUND IN PENNSYLVANIA STATE, U.S.A. MORE THAN 3,500 PEOPLE LOST THEIR LIVES.

THIS ACTION ALONE CHANGED THE WORLD. THE U.S WAS JOINED BY THE U.N GENERAL ASSEMBLY, WHICH REPRESENTS THE ENTIRE HUMAN RACE, IN RESOLVING THAT SUCH AN ACT MUST NEVER BE ALLOWED TO HAPPEN AGAIN.

MAY I ASK YOU ALL THEREFORE TO STAND UP AND REMAIN IN SILENT PRAYER FOR ONE MINUTE, IN HONOUR OF THOSE WHO DIED OR WERE AFFECTED IN ANY WAY ON THIS DAY. AMEN.

2. YOUR EXCELLENCIES LET ME THANK YOU MOST PROFOUNDLY FOR ACCEPTING MY INVITATION TO MEET ME THIS
AFTERNOON. I INTEND TO UPDATE YOU ON THE CURRENT DEVELOPMENTS AND ENSUING PROGRESS IN THE SOMALIA PEACE PROCESS BEING CO-ORDINATED BY KENYA ON BEHALF OF THE IGAD SUMMIT OF HEADS STATES AND GOVERNMENTS (SUDAN, UGANDA, ETHIOPIA, DJIBOUTI, ERITREA AND KENYA).

I WISH TO EXPRESS MY APPRECIATION TO AMBASSADOR C. CALLIA OF ITALY, CHAIRMAN OF THE I.P.F ON SOMALIA, AND H.E. MR. W. TUBMAN, UN SECRETARY GENERAL’S REPRESENTATIVE ON SOMALIA AND CHAIRMAN OF THE U.N
CONTACT GROUP FOR SOMALIA, FOR HELPING IN COORDINATING THIS MEETING.

3. I WILL TRY TO MAKE MY BRIEFING AS SHORT AND AS CONCISE AS POSSIBLE. AS I SAID IN MY EARLIER REMARKS, THE STATE OF THE WORLD HAS CHANGED AND WE MUST ALL RECOGNIZE, AS WE INDEED DO, THAT THE ONLY OPPORTUNE TIME LEFT TO RESOLVE THE CRISIS IN SOMALIA, IS NOW. THE LEADERS ON THIS CONTINENT AND
MEMBER COUNTRIES OF THE AFRICAN UNION, THE ARAB LEAGUE AND THE ORGANIZATION OF ISLAMIC STATES, HAVE DEMONSTRATED ANEW, HEIGHTENED COMMITMENT AND RESPONSIBILTIY TOWARDS A SUSTAINED AND WELL CO-ORDINATED PEACE PROCESS FOR SOMALIA, WE SHOULD HAVE NO MORE PARALLEL OR CONFLICTING PEACE INITIATIVES IN DIFFERENT CAPITALS OF THE WORLD ANYMORE.

4. MAY I BE PERMITTED TO PARTICULARLY PRAISE THE FRONTLINE STATES OF ETHIOPIA, DJIBOUTI AND KENYA AND THE SUDAN PRESIDENT H.E. PRESIDENT L.T GENERAL OMAR AL BASHIR AS CURRENT CHAIRMAN OF IGAD COUNTRIES, FOR THEIR RENEWED SUPPORT FOR A CONSISTENT AND UNIFIED APPROACH ON THIS MATTER. I DO ALSO APPRECIATE SIMILAR ASSISTANCE ON THE SAME FROM EGYPT, THE KINGDOM OF SAUDI ARABIA, AND FORM THE SECRETARY GENERAL OF THE ARAB LEAGUE, FOR THEIR RECENT TIMELY HELP IN EXERCISING THEIR SIGNIFICANT LEVERAGE IN SUPPORT OF THIS PROCESS.

5. I WOULD LIKE TO REITERATE THE COMMITMENT OF HIS EXCELLENCY PRESIDENT DANIEL ARAP MOI TO THE PEACE PROCESS.

6. YOUR EXCELLENCIES, YOU WILL RECALL THAT THE IGAD FOREIGN MINISTERS MEETING WAS TO HAVE BEEN HELD ON AUGUST 11, 2002. BECAUSE OF CONFLICTING SCHEDULES AMONG THE LEADERS AND THE NEED FOR A UNITED POSITION AT ALL TIMES IN THE RECONCILIATION PROCESS, IT BECAME NECESSARY TO POST-PONE THE MEETING
TO SEPTEMBER 6, 2002. THE HON. MINISTER FOR FOREIGN AFFAIRS AND INTERNATIONAL CO-OPERATION OF KENYA HON. MARSDEN MADOKA, AFTER CONSULTATIONS, DECIDED TO CONVENE THE FULL IGAD MINISTERIAL COMMITTEE ON SOMALIA (SUDAN, ETHIOPIA, UGANDA, DJIBOUTI, ERITREA AND KENYA), TO DELIBERATE ON THE REPORT OF THE TECHNICAL COMMITTEE ON SOMALIA NATIONAL RECONCILIATION PROCESS. THE MINISTERIAL COMMITTEE HELD A SUCCESSFUL MEETING IN NAIROBI ON SEPT. 6, 2002 AND APPROVED THE REPORT.


7. I AM PLEASED TO ANNOUNCE THAT THE IGAD SPONSORED RECONCILIATION PROCESS ON SOMALIA WILL NOW
BEGIN ON OCTOBER 15, 2002, IN ELDORET TOWN KENYA.

DELEGATES ARE EXPECTED TO ARRIVE FOR REGISTRATION FORM OCTOBER 12, 2002.

H.E. PRESIDENT DANIEL T. ARAP MOI, C.G.H, HAS AGREED TO PRECIDE OVER THE OPENING CEREMONIES OF THE CONFERENCE. IT IS EXPECTED THAT OTHER LEADERS FROM THE REGION, AND THE INTERNATIONAL COMMUNITY, WILL ATTEND. THIS DATE FOR THE CONFERENCE IS FIRM AND HOPEFULLY, FINAL. THIS SHORT POSTPONEMENT WILL HELP THE TECHNICAL COMMITTEE TO FINALIZE LOGISTICAL AND FINANCIAL ARRANGEMENTS FOR THE CONFERENCE ITSELF AND TO COMPLETE THE LIST AND SEND OUT INVITATIONS TO THE DELEGATES.

8. I WOULD LIKE TO EMPHASIZE AGAIN AND AGAIN THAT THE PEACE PROCESS IS INTENDED TO BE SOMALI-OWNED AND SOMALI DRIVEN AND THAT THE IGAD FRONTLINE STATES ARE MERELY FACILITATORS. WE HAVE NO INTENTION OF IMPOSING OUR WILL ON THE PEOPLE OF SOMALIA. OUR APPROACH IS NOT TO PRESCRIBE SOLUTIONS FOR THE
SOMALI PEOPLE BUT TO CREATE A BASIS FOR DIALOGUE.

9. DURING THE IGAD MINISTER’S MEETING, THEY AGREED ON A GUIDING FRAMEWORK FOR THE PROCESS AND ENDORSED A PHASE PEACE PROCESS TO PROVIDE SUFFICIENT TIME FOR SOMALI PARTICIPANTS TO EMBRACE OWNERSHIP OF THE RECONCILIATION EFFORTS. THIS WILL ALSO ENSURE THAT CORE RECONCILIATION
ISSUES ARE IDENTIFIED BY THE SOMALI PEOPLE.

10. WE ARE OPTIMISTIC THAT THIS RECONCILIATION PROCESS WILL BRING PEACE AND RECONCILIATION TO THE LONG
SUFFERING PEOPLE OF SOMALIA. I WOULD LIKE TO HIGHLIGHT THREE FACTORS WHICH MAKE THIS PROCESS DIFFERENT FROM PAST EFFORTS:

(a) THE PRIMARY GOAL OF THIS PROCESS IS NOT POWER-SHARING, BUT CONTRACTING OF A VIABLE SOMALI
STATE, WITH APPROPRIATE, INCLUSIVE AND DURABLE STRUCTURE AND INSTITUTIONS FOR A DECENTRALIZED UNITY
AND INSTITUTIONS FOR A DECENTRALIZED UNITY GOVERNMENT. TO THIS END, IGAD WILL RECOMMEND THAT CONFERENCE DELEGATES FROM COMMITTEES TO CONSIDER, AMONG OTHER THINGS, CONSTITUTIONAL STRUCTURES (INCLUDING THE DEGREE OF DECENTRALIZATION. ONLY WHEN THREE HAS BEEN AN AGREEMENT ON RESOLUTION OF
SUCH ISSUES WILL POLITICAL LEADERSHIP BE CONSIDERED. THIS WILL NOT BE A SINGLE CONFERENCE, BUT A PROCESS THAT WILL CONTINUE OVER A NUMBER OF MONTHS AND WILL TAKE PLACE NOT ONLY IN KENYA BUT IN SOMALIA AS WELL.

(b) THE FRONT LINE STATES OF KENYA DJIBOUTI AND ETHIOPIA. ALL OF WHICH HAVE SIGNIFICANT INTERESTS IN
STABILITY IN SOMALIA, ARE WORKING CLOSELY TOGETHER TO GUIDE THIS PROCESS.

(c) A BROAD SPECTRUM OF THE INTERNATIONAL COMMUNITY IS SUPPORTIVE OF THIS PROCESS AND WILL BE ACTIVE OBSERVERS OF THE PROCESS. TO DATE, WE HAVE RECEIVED CONTRIBUTIONS AND/OR PLEDGES FROM EUROPEAN COMMISSION, GERMANY, THE UNITED STATES, ITALY, THE ARAB LEAGUE, AND THE UNITED KINGDOM. (I WISH TO
EMPHASIZE THAT FINANCIAL SUPPORT IS CRITICAL FOR THIS COMPLEX PROCESS AND WE WILL CONTINUE TO SEEK SUPPORT FROM THESE AND OTHER PARTNERS.)

ONCE AN AGREEMENT IS REACHED, WE WILL ASK CONTINUED SUPPORT FROM THE INTERNATIONAL COMMUNITY IN
IMPLEMENTING IT.

11. SOMALILAND RECEIVED SPECIAL ATTENTION BY THE FOREIGN MINISTERS WHO REITERATED THE AFRICAN UNION AND THE IGAD POSITION – THAT SOMALILAND IS PART OF SOMALIA AND MUST BE PREVAILED UPON TO ATTEND THE CONFERENCE IN ELDORET.


12. THE FIRST PHASE OF HE PEACE PROCESS WILL COMPRISE 300 NOTABLE SOMALI POLITICAL, MILITARY, TRADITIONAL AND CIVIL SOCIETY LEADERS. AT THAT MEETING, THEY WILL BE EXPECTED TO DETERMINE THE DESIRED OUTCOMES OF THE PEACE PROCESS AND IDENTIFY THE MOST REPRESENTATIVE PARTICIPANTS REQUIRED FOR THE FUTURE OF THE PROCESS.


13. THE LIST OF PARTICIPANTS FOR THE FIRST PHASE OF THE PROCESS WILL BE DRAWN TO REFLECT AL SEGMENTS OF SOMALI SOCIETY. AS A CONTINUATION OF EARLIER PEACE EFFORTS, THE 4.5 CLAN FORMULA WILL BE USED TO ENSURE BALANCED REPRESENTATION, AND GUARANTEE THAT WOMEN AND MINORITIES ALSO PARTICIPATE.


14. THE COMMITTEE INTENDS TO MEET AGAIN NEXT WEEK TO FINALIZE THE DETAILS OF PARTICIPATION IN THE PEACE
PROCESS. FURTHER, WE WILL AGAIN VISIT SOMALIA AS PART OF OUR EFFORTS TO DEVELOP THE BROADEST SUPPORT AND REPRESENTATION POSSIBLE. WE WILL CONTINUE TO CONSULT WIDELY WITH ALL STAKEHOLDERS IN SOMALIA SO AS TO ENSURE THAT THE CONFERENCE IS ALL INCLUSIVE.


15. FINALLY, I APPEAL TO YOU TO BE COMPLETELY CANDID WITH ME. NO ONE HAS A MONOPOLY OF IDEAS AND THE IGAD TECHNICAL COMMITTEE IS OPEN TO SUGGESTIONS THAT WOULD ASSIST IN RESOLVING THE PROBLEMS IN SOMALIA. YOUR ADVICE, I AM CERTAIN WILL NO DOUBT ENSURE THAT WE ATTAIN OUR OBJECTIVES OF BRINGING PEACE TO SOMALIA.


THANK YOU.


SEPTEMBER, 11, 2002




Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001