Warbixin
Faahfaahasan Shirkii ilaa Caawa u Socday Hogaamiyayaasha
Ergooyinka Somalida
(Mawliid Macaani oo Shirgudoon
ka noqday, Gudi Somali ah oo la talinta shirka ah oo La
diiday, qaar ka mid ah magacyadooda... Deeroow iyo Xasan
oo isku qabsaday gudaha qolka shirka 10 daqiiqo oo banaanka
loo siiyay)
Markii hogaamiyayaasha ergooyinka shirku isugu yimaadeen
Hotel Sirigwa, shirkaas hogaamiyayaasha ayaa iska dhexdoortay
inay hagaan shirka maanta qaar ka mid ah madaxda Somalida,
Mawliid Macaane ayaa gudoomiyaha shirka maanta loo doortay
halka danjire Cabdullaahi Shiikh Ismaciil iyo Maxamed Sayid
iyagana ku xigeeno ay u ahaayeen kuwaas oo shirka maanta
hadalka u qaybinayay.
Shirka waxaa lagaga doodayay isla labadii qoraal ee la
soo hordhigay ergooyinka iyadoo markaas galabnimadii la
isku soo noqday mar kale, waxaana la soo hormariyay oo laga
dooday qoraalka ku sabsanaa sidda shirka loo hagayo, qodobkiisii
ugu horeeyay ayaana la isku qabtay qodobkaas oo ka hadlayay
ka qaybgalaasha shirku kuwa ay yihiin, iyadoo ragii ka socday
maamulka Carta ay dalbadeen in lagu cadeeyo qoraalka oo
la layirahdo ururada Somaliya ka jira iyo Dawlada ku meel
gaarka ah (DKMG ah) qodobkaas ayaa la isku afgaran waayay,
markii kooxda DKMG ahi ku adkaysatay teeda dhinacyada kalana
ku diideen.
Madaxda ergooyinka ayaa haddana la soo hordhigay si ay
u ogolaadaan warqad ay ku qoran yihiin 17 qof oo lagu magacaabay
la taliyayaalka shirka, 17 qof ee warqadaas ku qornaa waxaa
ka mid ahaa dad lagu tirinayo inay dhinac ka tirsan yihiin,
dadka war qada ku qornaa waxaa ka mid ahaa Caasho Cilmi
oo iyadu xubin ka ah baarlamanka Carta, Idiris Xasan Diiriye
oo ahaa afhayeenkii dawlada Cabdiqaasim, Cumar Carte Qaalib
oo Ras'iisal wasaare u noqday dawladii Cali Mahdi laguna
eedeeyo inuu qayb weyn ku lahaa bilowga dagaalka sokeeya,
Prof. Maxamed Cabdi Gaani oo la taliye sare ka ahaa shirkii
Carta, waxaa kaloo ka mid ahaa Cabdirisaq Xaaji Xuseen iyo
Maxamed Aaden Shiikh iyo xubno kale, kooxdaas la taliyayaasha
lagu magacaabay ayaa madaxda ergooyinku wada diideen.
Diidmada gudigaan ayaa muran ka dhex dhaliyay Cabdalle Deeroow
iyo Xasan Abshir Farax ka dib markii Cabdalle Deeroow diiday
gudiga la talinta lagu magacaabay diidmada Cabdale Deeroow
waxaa ka hor yimid Xasan lakiin cabdalle Deeroow ayaa sheegay
inuu isagu go'aanka lee yahay oo uu yahay ninka hogaaminaya
ergada Carta, Xasan ayaa dalbaday in la siiyo 10 daqiiqo oo
ay si gaara u wada hadlaan isaga iyo ragiisa oo uu ku jiro
Cabdalle Deeroow, warar ku dhawdhaw dhinacooda ayaa sheegaya
in ay lala xiriiren Cabdiqaasim, waxay la soonoqdeen Xasan
iyo Deeroow in ay ogolaadeen gudiga la taliyayaasha lagu magacaabay
waxse laga badali karo xubnaha ka mid ah lakiin waxaa gabi
ahaanba diiday dhinacyada kale sidaas ayaana lagu diiday gudiga
la taliyaayaasha lagu magacaabay.
Qodobada kale ayay u balameen inay barito sii wadaan, dhamaadkii
shirka ayaa Xasan Abshir damcay inuu hadlo balse Mawliid
Macaani ayaa u sheegay inuu isagu yahay maanta gudoomiyihii
shirka, shirkuna wuu xiran yahay Xasana yiri intaad hadli
kartay waad hadashay shirkuna waa xiran yahay.
AllPuntland News
SOMALIA: Feature -
Peace talks: the alternative voice
ELDORET, 23 Oct 2002 (IRIN) - As warlords, faction leaders,
members of the Transitional National Government and others gather
in the western Kenyan town of Eldoret for "make-or-break"
peace talks, a small group of "alternative" invitees
is slowly making its voice heard.
 |
Calanside
|
The Somali national reconciliation conference opened on 15
October after months of wrangling and delays. Confused mediation
by the regional Inter-Governmental Authority on Development
(IGAD) and disagreements between Ethiopia, Djibouti and Kenya
- the technical committee members set up to pave the way for
the meeting - led to the repeated postponement of the talks,
originally slated for April this year.
But warnings by the IGAD organisers that this was the last
chance and there would be no further postponements finally brought
many of the opposing sides together. As the talks progressed,
more faction leaders who originally said they would not attend,
started arriving in the Kenyan highland town. Hopes were raised
that the conference might achieve something where numerous prior
attempts had failed.
Leading the chorus of voices for peace and change are representatives
of civil society organisations invited to attend the talks.
They comprise womens groups, human rights groups, traditional
elders and religious leaders many of whom stress their
non-partisan characteristics.
Hirsi Hurre Du'ale, better known as Calanside (flag bearer),
is described by many Somalis as the "only true patriot
left in Somalia". Originally from Burao in the self-declared
republic of Somaliland, he dismisses the notion of separate
states within Somalia, and advocates a federal administration
with a strong central government.
Calanside - who was an active member of the independence movement,
the Somali Youth League (SYL) - was invited to the talks as
a respected Somali elder, an independent thinker. "I am
one of the few Somali people who has left his clan behind,"
he says, alluding to the clan-based nature of Somali society.
"I am a Somali nationalist. This clan mentality must be
crushed."
He strongly believes that the way to bring Somalis together
is to instil nationalist values into them, and this, he says,
can be achieved by reminding them of their traditional culture.
"I want to show them the Somali nationalist is still alive,
so I always carry the Somali flag and the SYL uniform, and always
I sing Somali national songs," he says. "I want Somalis
to remember themselves as they were before, not what they are
now."
He thinks the nationalist mentality is in the heart of many
of his countrymen, but they are too afraid of their clans to
expose it.
Calanside notes that Somalia was always a clan-based society,
with fights over water and land. But the problem of clans spiralled
out of control after independence in 1960. The Italian colonialists
favoured pro-Italians over nationalists when it
came to handing over the administration at independence, and
this started creating deep divisions. The problem worsened after
Muhammad Siyad Barre came to power in a 1969 coup, and injustice
and nepotism became the order of the day, says Calanside.
"The civil war [triggered by Barres ouster in 1991]
came when everyone was ready to explode, and they did,"
he adds.
Calanside advocates inculcating a true sense of Somali-ism
into his countrymen through national songs and culture. "We
should use traditional Somali ways to bring Somalis together,"
he says.
But he does acknowledge that this will take time. "People
are so far gone," he notes sadly.
IRIN
Contact: webmaster@mudugonline.com
Copyright © Mudug
Online 2001
|