Wararka Mudugonline

Press release

BAAQ KU WAJAHAN HESHIIS KU SHEEGII G/J/HOOSE EE KA DHACAY ELDORET

Ku : dhamaan Jaaliyadaha Ummadda Somaliyeed ee North America, Europe, Australia, New Zealand iyo Carabta.

Ku: Dhamaan waxgaradka Somaliyeed ee Ku Sugan Daafaha Aduunka.

UJEEDO : BAAQ AY SI WADA JIR AH U SOO SAAREEN WAX GARADKA U DHASHAY DEGAANKA WAAMO.

Shir deg deg ah oo ay yeesheen wax garadka u dhashay jaaliyadda deegaanka Waamo, Kismayo, ayaa 31 October 2002 lagu qabtay magalada Leicester, UK. Waxayna soo saareen go'aamadaan hoos ku qoran.

  1. Inaan marnaba heshiis lala geli karin/lana geli doonin isbaheysiga Dooxada Jubba ilaa iyo inta ay xooga ku heestaan Kismaayo.
  2. In degaanka Waamo aan lagala xaajoon karin dad aanan degaanka u dhalanin.
  3. In go'aan kama dambeesta ee degaanka Waamo ay leeyihiin dadka u dhashay degaanka iyo uruka SPM.

Qaban qaabiyaha shirka Eng. Abdirashid Artan Musse. Wixii faahfaahin ah fadlan la soo xariira WaamoUnited@yahoo.com.



SOMALIA: Annan hails truce accord

NAIROBI, 1 Nov 2002 (IRIN) - UN Secretary-General Kofi Annan has hailed the signing of a truce agreement by Somalia's various political factions and the Transitional National Government (TNG) on 27 October.

The accord was signed at the Somali National Reconciliation Conference currently under way in the western Kenyan town of Eldoret under the auspices of the regional Intergovernmental Authority on Development (IGAD).

Annan urged the Somali parties to abide fully by their commitments and to move into the next phase of the reconciliation process “with determination and a true spirit of reconciliation,” a statement issued by his spokesman said.

Voicing concern about continued violence and insecurity in parts of Somalia, the statement called for an immediate end to all fighting, pointing out that the clashes not only undermined the reconciliation process, but also impeded the provision of humanitarian and development assistance in the country.

Annan commended Kenyan President Daniel arap Moi and his government as well as the IGAD countries for their efforts in support of national reconciliation in Somalia. “He reiterates the continued support of the United Nations to the IGAD effort on Somalia,” the spokesman said.

The 'Declaration on the Cessation of Hostilities and the Structures and Principles' was endorsed on Thursday in the presence of President Moi, who also signed the document.

[ENDS]


Shirkii Somalida ee Eldoret oo Maanta Qaybtiisii Koowaad la soo Gabagabeeyey

Eldoret: Waxaa maanta soo dhammaaday shirka qaybtiisii koowaad iyadoo arrimaha ugu muhiimsan ee qaybtaan ahayeen: in la dhammeeyo caddaawadda Somalia iyo in la dhiso dawlad federali ah oo Somaliyeed.

Xaflada gabagabada oo ka dhacday guriga madaxwaynaha Kenay Moi ee ku yaalla Eldoret waxaa ka soo qaybgalay Madaxdaweynaha Dawladda Kenya, siddoo kalena Safiirro iyo madax kale oo dawladeed iyo dhammaan madaxda waffuudda Somaliyeed ayaa kasoo qayb galay.

Waxaa hadalka furay Ambassador Mwangale oo ah ergayga Kenya ee shirka Somalida oo isagu u sheegay Madaxweynaha Kenya iyo Madaxda kale in maanta shirka lagu soo gabagebaynayo shirka qaybtiisii kowaad oo ku dhammaaday si qurux badan.

Waxuu Ambassador ku soo dhaweeyey madaxda waffuudda, waxaana ka mid ahaa madaxda ka hadashay halkaas Madaxweynaha DGPL Cabdullahi Yussuf oo uga mahad celiyey dhammaan madaxdii halkaas isugu timid.

Cabdullahi Yussuf isagoo hadalkiisii sii wata ayuu waxuu mahad gaar ah u celiyey Madaxeyne Moi oo 24 sano kahor isaga oo madaxweyne ku xigeen ah ku soo dhaweyey Kenya siiyeyna magangalyo siyaasadeed markii uu bilaabay halgan ka siyaasadeed.

Madaxweynaha Kenya oo madaxa u ruxay si uu ugu markhaati furo ayey ka sii qoslisay kaddib markii Cabdullahi Yussuf si kaftan ah u yiri “markaas aniga iyo asaguba inta waa ka dhallin yarayn” Waxuu madaxweynaha DGPL sheegay in waqooyi galbeed dhulka looyaqaan laakiin dadka qaar u yaqaanniin Somalinad la keeno shirka intaysan dhammaan qaybaha soo socda ee shirka.

Waxuu dhaliilay A/qassim oo haddallo aan fiicanay xalay ka yiri BBC da waxuuna ku madaxweynuhu yiri “anigu ma lehi shirka waa in lakeenaa laakiin waxaan leeyihay haddii uu joogi lahaa sidaa uma hadleen bay ila tahay” Waxuu Cabdullahi Yusuf sheegay isaga oo wakiil ka ah reer Punrland oo ah saddex-meelood oo labo dalka Somaliya, uu ballan qaaday meelmarinta ballantaan.

Waxuu Cabdullahi Yusuf sheegay in hadda uu diyaar u yahay in dawlad Somaliyeed la dhiso.

Waxuu madaxwene DGPL ku soo gabagabeeyey in qofkastaaba meeshiisa nabadda ka adkeeyo “bar barkay ka baxdaa waa bakayle galeen”ayuu kusoo gabagabeeyey.

Sidoo kale waxaa meesha ka hadlay PM ka “TNG” Hassan Abshir Farah oo isna yiri uga mahadceliyey dhammaan dadka iyo dawladaha isku hawlay shirkaan, waxuuna ku boorriyey in si fiican looga shaqeeyo arrimaha shirka iyo nabaddaba.

Waxaa isna isagoo ku hadlaya magac SRRC khudbo dheer ka akhriyey Gen. Aden Abdullahi Nor (Gabyow) isna codsaday inaan loo kala tegin ee dawladda hadda la dhiso.

Waxuu Gen. Gabyow ka codsaday la keeno ciidamo qalaad, haddii kalena kaalmo lagu siiyo dawaldda la dhisayo si dadka hub ka dhigis loogu sameeyo.

Mawliid Macaane oo ahaa shirgudoomiyihii shirka hogamiyayaasha kooxaha ayaa isna sheegay in shirkan qaybtiisii koowaad najax ku dhammaatay.

Waxaa markii ugu dambaysay dadkii halkaas isugu yimid khudbo dheer ka jeediyey Madaxweynaha Kenya, Arab Moi “Waxaan ku daynsaday oo aan ku leeyahay daka maanta halkaan isugu yimid dayn ah inay oofiyaan balanta ay qaadeen” ayuu yiri madaxaynaha Kenya.

“Ugu yaraan 100 ilmood ayaa Somalia dhashay maanta kaliya, yaan mustaqbilka ilmahaas la baylihin” ayuu yiri madaxweynuhu.

Waxuu kale oo uu sheegay in bulashada caalamku ballan qaadkeeda fulindooto, lagana rabo Somalidu teeda fuliso.

Ahmed
Eldoret, Kenya
AllPuntland News


Ethiopia Government Press Statement on Somalia Agreement

The Ministry of Foreign Affairs of the Federal Democratic Republic of Ethiopia welcomes the Declaration on Cessation of Hostilities and the Structures and Principles of the Somalia National Reconciliation Process concluded by the Somali parties on 27 October 2002 in Eldoret (Kenya) as a positive step forward for the realization of peace and security in Somalia for whose purpose the speedy setting up of a broad-based government has no substitute. The Declaration, no doubt reflects the genuine interest and needs of the Somali people who have suffered from years of civil war and wanton destruction of lives and property. It also reflects the hope of the countries of the sub-region Click for More.....


 




Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001