Wararka Mudugonline

Press Release -
Puntland Patriotic Party (PPP) Condemns Col. Riyale's Cowardly Act .

Attention: UN Secretary General
Security Council Members
IGAD Regional Members
Arab League
European Union

Having witnessed the abject effects of the deliberate, ill-fated onslaught in Lascanod on the 7th of December 2002 by forces accompanying the President of the self-proclaimed republic in Northwest Somalia, Colonel Dahir Riyale Kahin;

Having observed provisions of Security Council Resolution 733 sanctioning arms embargo in Somalia adopted in January of 1992 concerning with the continuing hostilities in the region, which was regarded as a threat to international peace and security;

Having reviewed provisions of the IGAD ceasefire resolution which was to inaugurate an end to a decade of anarchy in the region signed by warring factions in Eldoret in 2002;

Pursuant to the press releases of the offices of the President and the Vice President of the Puntland State of Somalia condemning the unlawful penetration and attacks of the 7th of December whilst informing the international community of Col. Riyale's blatant aggression against parts of Puntland State of Somalia;

In support of the press release by the office of President of Puntland State of Somalia on the 9th of December in reference to the breach of the Eldoret declaration on the cessation of hostilities in Somalia;

Having consulted Isims, traditional elders, religious leaders, peace-loving citizens, and grieving residents of the city of Lascanod of the Puntland State of Somalia regarding the aforementioned grave matter;

We, the Puntland Patriotic Party (PPP), hereby unequivocally and in the strongest terms condemn Col. Riyale's spineless assault upon the peace-loving citizens of one of the cities in Puntland State of Somalia on the 7th of December 2002 as a result of which innocent civilians had lost their lives whilst thousands others had their daily lives disrupted and their homes and possessions destroyed.

We caution the administration in Hargeysa to carefully review its perverse policies towards Puntland State of Somalia and its territories, call upon Col. Riyale's forces to bring all hostilities to standstill at once, and to immediately and unconditionally withdraw its forces from territories inhabited by citizens of Puntland. We regard such cowardly act as an unmistakable gross violation of the territorial integrity and sovereignty of the Puntland State of Somalia which shall not be permitted to pass unchallenged.

We, herein convey our deepest condolences in their bereavement to the relatives of the brave men and women including those of the State police and dervishes who lost their lives in the line of fire whilst defending the sovereignty and territories of the Puntland State of Somalia. We also offer our utmost support to the citizens of the Puntland State of Somali, Lascanod in particular in their endeavours against this unprovoked aggression from Col. Riyale's vicious, unruly forces;

We strongly urge all parties to the conflict immediately to cease hostilities, agree to a cease-fire, and promote the process of reconciliation and of political settlement in the region;

Furthermore, we call upon all States, international organisations and leaders of the free world to bring pressure on Col. Riyale's administration to respect the will of the people of Puntland State of Somalia, and to halt all armed activities and aggression along the border lines at once;

And finally, we wish to extend our warmest greetings to the citizens of the Puntland State of Somalia for their patriotic response against the enemy of the State, and their continuous support for the leadership in addressing these difficult matters.


Long live Puntland,

Thank you,

Chairman -
Puntland Patriotic Party (PPP)
Garowe, Puntland
Email: puntlandpp@yahoo.com
8th December 2002


Saxaafada xorta ha Been baa xaaraan ka ah hayd Been sheegtana waa Saxaafada Xaaranta ah ee waa in la xakameeyaa

Waxaa waayahaan danbe Somaliya ka ka hirgalay Warbaahin kala duwo oo waxa kaliya ay ka midaysan yihiin ay tahay sheegiga Beenta iyo Been abuurida waxaana aad moodaa in ay waxaa xilkale leh Shahaado gaar ah ku soo qaateen amaba in ay Been sheegidu kamid tahay Shuruudihii Shatiga Warbaahinta lagu siiyey.
Warbaahintaa oo mid gudaha iyo dibada Somaliya ka howlgasha leh waxay 80% ten soo tabiyaan waa Been iyo Masabid iyo isku dir markii ay Puntland ka hadlayaan iyo Iidheh iyo ka badbadan markay Carte iyo Somaliland ka hadlayaan., ama wax halagu daro ama wax halaga dhimo ee isku soo duub ee waxay soo tabinayaan waa been.

Waxay Beentaa ay tabinayaan uga gol leeyihiin in ay Koox ama Qof wax ku yeelaan ama ay Koox ama Qof ku taageeran waxayna iloobaan in aanay Beeni hiil galin oo Qof aad jeceshahayna aan Been loogu hiilin, Qof aad neceb tahayna aanad War Been ah wax looga qaadin.

Beentu waxay jah wareen ku ridaa oo kaliya Kooxdii Beentaa loogu hiilinaysay oo iyagoo Beentaa ka ambaqaadaya isku daya in ay sidaa Dad wax kula qaybsadaan sidaasna ku seega Jihadii saxda ahayd.
Qofka ama kooxda Beentaa lagu dhibaatayn rabo waxba mayeesho Beentaasi maxaa yeelay inkasta oo ay Beentu intay Runtu Kabaha gashanayso Aduunka sadex jeer ku soo wareegto, haddana markay Runtu Kabaha gashato Beenta Raadkeedaa la waayaa, sidaas darteed qofkii Beenta laga sheegayo wax Raad ah oo aan madaxgigil ahayn Beentu kuma reebto.

Beentu waxa kale ay wax yeeshaa waa Qofka Beentaa sheegaya iyo warbaahinta caadaysata in ay sii dayso ama ay abuurto Beentaa maxaa yeelay waxaa dhunto Kalsoonidii loo hayey iyo xiisadii loo qabay dhagaysiga ama akhrinta warkaas.

Xiisa dhacaa oo marka ugu danbaysa gaaraa in la yiraahdo Warkaasi waa kii Hebel ama waa kii Raadyahaa iyo Homepagekaa amaba waa warkii Joornaalkaa ee inaga daaya oo xataa markay war Run ah sheegaan oo loo bahan yahay in talo ku haboon laga qaado aan la rumaysan.

Iyagoo ka digaya dhawacaa sumcadeed, tusaalaynayan dhibaatada ay Beentu keento waxay ka tageen Somalidii hore Sheekadaan Xigmada ah oo aan xusuusin rabo kuwa Beenta xalaashaday, sheekadiina waa tan.

" waa baa waxa jiray Wiil been badnaa oo Casarkasta markuu Adhiga soo hoynayo dhihijiray war Dhurwaabaa ariga ku dhexdhacay ee ii soo gurmada.
Dhowrjeer baa loo gurmaday waxayna noqotay been sidaas ayaa lagu bartay in uu been low yahay.
Maalintii danbe ayuu Dhurwaagii Runta ahaa Ariga ku dhex dhacay markaas buu Beenlowgii qayliyey oo uu yiri war Dhurwaa baa ariga ku dhexdhacay ee soo gurmada, Dadkii ay Beentiisu dhagahooda ka badatay waxay dhaheen waa Beentii Hebel loo mana gurma.
Wiilkii si loo rumaysto intuu soo orday ayuu galgashay oo yir war i rumaysta Dhurwaa baa arigeenii ku dhexdhacay oo cunaya.
dadkii way qosleen markaas bay yiraahdeen war beentaadii laga aflax.
Wiilkii oo galgalanay ayaa yiri war anoo been sheegaya waad aragteene anoo galgasha hadda ka hor ma aragteen".
Inkasta oo uu wiilkii galgashay wax rumaysta wuu waayey.
sidaas ayuu Dhurwaagii Arigii ku cunay.

Wiilkaa Sida qabsatay Waa tan Maanta homepageyo iyo radayow badan oo ay nasiib daro BBCda Laanta Afsomaliga kamid tahay haysata oo xataa hadday isku dayaan in ay galgashaan aan la rumaysan doonin.

Iyada oo ay haddaba ay kalsoonidii sidaas u dhuntay oo ay Dadku taagan yihiin waryaa mar uun kuwaan naga aamusiiya ayaa waxaa haddana yaable in ay Saxaafadaasi Markii la mamnuuco ku doodaan ha la dhowr Xuquuqda Xaxaafada Xorta ah waxaanay ilowbaan in aanay Saxaafadu wax kasta xor u ahany sida Been abuur iyo sixun wax u sheegid haddii taasi dhacdo oo ay Saxaafadu taas ku kacaan oo ay Been iyo Masabid Shaqo ka dhigtaan si loo ilaaliyo Xuquuqda Saxaafada xorta ah ee xalaasha ah iyo si Sumcada Saxaafada xorta ah loo dhowro waxaa waajib ah in saxaafada xaaraanta ah ee Beenta sheegta la xakameeyaa oo la xiraa laguna ee deeyaa in ay danbi ka galayaan Saxaafada xorta ah

Mahadsanid
Maxamud sh. Xasan dahir


hunguri wax ka weyn lamariyaa wuu dilaacaa

bismillaah,

Waad salaaman tihiin akhristayaasha:-
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dilaacaa:
SNM waxay doonaysaa somali inay liqdo hungurigeeduna wuu Yar yahay wax weyna inay marisona wey doonaysa soo dilaacin Mayso hungurigeeda,goboladan aynu ka hadli doono ka mid weeye Meelaha inay liqdo ugu talo gashay laakiin ta ilaahay iyo qadarta ayaa Beenisay waxay maleegeen ,liqikarina waaye amar alle ayayna ku noqotay Hadaba suaal??? somaliyey ma dawbaa in hargeysa land ay ku andacooto dhulka
harti galbeed ingiriisbaa dhaxal noo siiyey? taasina waa been la buunbuuniyey iyo meel uga dhac hartigaa oo dhulkiisa duulaanka lagu yahay iyo beenta intaa leeg oo ay ingiriis ka been abuuranayaan iyagoo doonaya inay inay media-da ku beerlaxowsadaan(shiikh cabduqaadirow),waayo ingiriisku muu kala saareen somaliweyn haduu isku haynayo somali, intay le egtahay dagaalkii 2aad ee dunida ka dib isagaa wada xukumayey jabuuti maa hee ,markaa meeye intii kale (nfd, ogadeeniya, iyaguba barwaaqasooranka xaq bay u lahaayeen),waa xaaraan iyo xumaan cadaana sheegashada dhulka hartiga ee sool iyo sanaag iyo buuhoodle laguna kabayo dawlada snm ee aan ogolayn hartiga jiritaankooda kanaabase ugu daranmaqaar saarka ee ay yidhaahdeen orodoo utag, muxuu hadaba riyaale uga dhega adaygay: - baaqyadii ururka daraawiishta cusubi u soo jeediyeen dhawrka jeer ayna yidhaahdeen ha noo iman,so may ahayn in intaasi ugu yar tahay waxa ka
imanayey,baleega markay dadkii degaanku yidhaahdeen ha noo iman ,miyuu ilaaway inay hore u dhacday(ssh) ragoodii ruug cadaaga siyaasada ee maamulka aanu dadku ogolayn sheeganayey,inay ahaayeen kuwii lagu xabadeen jirey ee la odhan jirey horta soo siiba shaadhka beenta aad sidataan, ka dibna kaalaya
idinkoo aan metlin maamulkaa , ku noqda taariikhda goboladan -ssh - tobankii sanadood ee ugu danbeeyey waxa idinku filan tixraaca inta ay bbc du ka sii daysay wararkeeda siyaasi u dhashay-ssh- oo xabad laga saaray magaaladiisii ,markaa intuu intiiba soo dhinac maray buu maanta godob hor leh oo dad ku dhintay ku qaatay.

laascaanood oo rageedii u dhashay ee ku abtirsanayey taariikhdaa hore marsiisay, xitaa ina cigaal alle ha naxariistee wuu ogaa inaanu hawshan cakiran aanu sahaalo ku furdaamin karin mana aha waxa meesha yaala wax hadal iyo fudayd ku dhamaanaya ,markaa riyaale isagoo lagu soo dabay dastuur boocbooca uuna yahay stepstone ayuu doonay inuu ku raad gato dadkan dega dhulka-ssh- mana aha wax ka hadhaysa godobta uu maanta ugu talo galay ee is miidaaminta ah mid ka hadhaysa haduu si kasta yeelo ,kala go an madax maray hargeisa land iyana ma aha mid laga xiiseeyo degaankan,dhanka kale dadka dhulkan ku nool bay u taal wixii ay door moodaan ,ilaa imi kana waxa dhexda ugu maran somalinimo oo ka goan kamayna quusan wax la yidhaahdo somalinimo,laakiin waxay ku goaansadeen inaanay hargeisa land waali ku raacin ,iyagoo heli kara haday ka fursan waayaan oo somaliyi sidaa ku sii socoto inay gooni isu taagi karaan iyagoon snm wax ku dar san waayo hadafkii snm miyuu is bedeley,jawaabtu waa maya,aan ku noqono markii snm la samaynayey bay ku ooteen jabhadooda hadafkoodu isaaq keliya yahay, iyadoo dhanka kale degaanka sool sanaag hawd dad cadhooday oo ka goostay dawladii markaa jirtey in ka badan dhawr boqol oo aqoon yahan iyo dhawr boqol siyaasiyiin iyo saraakiil ciidamada ka tegey iyo garaadkii reerka ugu weynaa oo wada mucaarada – oo aad diideen inaad la midow daan ayaad qabiil ku dhinac marteen idinkoo gabay ka jawaabaya (iidoor marduuf qaada helay waa majnuun falan) oo aad tuurteen danihii degaankii hore loo odhan jirey somaliland
idinkoo raadinayey wax raqiisa sida ka jawaabid gabay iyo idinkoo markaa isubaranayey reer ahaan, markaa sidii aad maalintaa u diideen la midowgii -mucaaradkii –ssh- ayay kuwa maanta jooga u diidan yihiin inay waali iyo miyir qabtoona aanay wax ugu darsan ayn-snm- ,markaa aan ka taariikhaynayo waxa imika laga joogaa 21 sanadood,dalkii somali weynna wuu dhisnaa sharafna wuu lahaa ,maanta somaliyi way burburtay xukuumad dhexe iyo kala danbayn ma leh sharafna ma leh reer kastaa gurigiisa iyagaa ka taliya ama
dawlad ha ku sheegeen ama yaac ha u noqotee -meel somaliyi ku kala baxdo lama joogo waqtigaas ayay ugu dhaweyd in mucaaradku midoobo israacna ugu dhaweed iyo s/l sheeg sheegideed –laakiin se maanta waxaa xoogaystey cudurka qabiilka ,imikana dheg aan qabiil ahayn dadku ma leh iyagoo og inuu yahay waxa hakaa dhigay somaali oo dhan qayrkeedna ka reebay,markaa aan u soo laabto riyaaloow:- reerkaaga ayaa somaliyi oo dhan u aragtaa la hahaystayaal ee orodoo reer kaaga ka xoree dheg xumada --intaad dad kale adoo hogaan lagugu wado laguu gaynayo!!!
wa bilaahi tawfiiq

w.q moxamud axmed

Opinions expressed in this columns are those of the authors and not necessarily those of Mudugonline
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo tan Mudugonline.






Contact: webmaster@mudugonline.com

Copyright © Mudug Online 2001